Jump to content

Moses Effiong

Ka Wikipedia
Moses Effiong
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (1959-10-04)4 Oktoobar 1959
Ku dhashay Xiriirka Nayjeeriya
Dhintay 26 January 2025(2025-01-26) (Da’weyn 65)
Ku dhintay Maraykanka
Joogga 1.65 m
Booska cayaarta Goolhaye
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
Sharks F.C.
New Nigeria Bank of Benin
Shooting Stars F.C.
Xulka Qaranka
1980 Nayjeeriya U23
Nayjeeriya 1
Guulaha

Koobka Qaramada Afrika}

Bilad dahab – kaalinta koowaadKoobka Qaramada Afrika 1980}
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya.
† Appearances (Goals).

Moses Effiong (4 Oktoobar 1959 – 26 Janaayo 2025) wuxuu ahaa ciyaaryahan Nayjeeriyaan ah oo u ciyaari jiray xulka qaranka Nayjeeriya isagoo ahaa goolhaye.[1] Wuxuu ku guuleystay tartanka Koobka Qaramada Afrika 1980 isagoo matalayay Nayjeeriya.[2] ​Effiong wuxuu ku dhintay Maraykanka 26-kii Janaayo 2025, isagoo jira da'da 65 sano, ka dib xanuun muddo dheer hayey.[3]

NayjeeriyaKoobka Qaramada Afrika: 1980Horyaalka Naadiyada Galbeedka Afrika: 1983, 1984 ​

  1. Aiyejina, Tana (22 March 2015). "35 years after, where are 1980 Nations Cup heroes?". The Punch. Archived from the original on 24 September 2015. Retrieved 25 August 2019.
  2. Emeka Enyadike (22 November 2012). "Nigeria's greatest goalkeepers". SuperSports. Retrieved 30 August 2015.[xiriiriye dhintay]
  3. Gsong, Adejayan Gbenga (27 January 2025). "Former Super Eagles goalkeeper dies". Blueprint Newspapers Limited. Retrieved 27 January 2025.