Mukeyle
Jambuuriyadda Soomaaliya Xafiiska Madaxweynaha
جمهورية الصومال
مكتب الرئيس
Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya
XEER MADAXWEYNAHA J.S. Lr.226, taariikh 30/06/2012
Magacaabis Degmo Cusub
MADAXWEYNAHA J.S.
Markuu Arkay Qudobka 39aad, tagradda laad xarafka "a" iyo faqradda Zaad ee isla qodolskaan ee Asaliga FKMG al
Markuu Arkay: Xeerka Lr 6 ee 12ka Febaranyo 1980
Markuu Arkay: Warqasdda Wastirka Arrimaha Gudaha iyo Ammiga Qaranka Lr. WAG&AQ/1/2-133/12 er March 25, 2012 kana saabsan so Jeedin Magacaalid Degmo
Wuxuu Soo Saaray Xeerkan Soo Soeda:
Qodobka taad
Waxa loo ogaladay in Mukayle co ka tirsan Gobolka Hiiraan loo aqoonsado Degmo laga bilaabo maanta co ay taariikhilu tahuy 30 June 2012
Qodobka Zaad
Xeerkan waxuu dhaqan galayaa marka uu saxiixo Madaxweynaha Jamhuriyakla Soomaaliya waxaana lagu soo saaraya farfanta Rasmiga ah ee Dowladda.
Mugdisha: 30/06/2012
somalia
Xafiiska Madaxweynaha
Madaxweynaha J.S. Shariif Sheekh Axmed
Madaxtooyada Soomaaliya, Villa Soomaaliya. Muqdisho, Tel: +2525-941000(Xafiis), Fakis: +Degmada (MUKEYLE)/Degmada MUKAYLE waxaa uu dhacaa bartamaha gobolka hiiraan,waxaa uu dhanka galbeed kaxigaa degmada "BUULO-BARDE"42KM degmada mukayle waxa uu maanta yahay degmo katirsan degmooyinka gobolka hiiraan inkastoo aandhihi karno waa degmooyinka gadaal kaga soobiiray gobolka hiiraan waayo xilligii siyaad barre degmada mukayle degmo ma'eheen balse waqtigii madaxweyne sheikh shariif ayaa lamagacaabay .
Degmada 💖MUKEYLE💖 waxey dadkeedu kor udhaafayaan 34,000(shan iyo toban kun) oo qooys kuwaasoo isugu jira dad deegaan ah iyo qaar xoolo dhaqa ta ah.
Siyaasiyiinta kasoo jeedo dagmada waxaa kamid ah :_ 1-Saalax cali faarax[waziirkii shaqada iyo shaqaalaha dowladdii cabdullahi yuusuf ]. 2-Xasan Geelleey[Gudoomiye kuxigeenkii degmada wanlaweyn waagii cabdullahi yusuf]. 3-Janaraal Cabdisalaan Kurjoow[allaha unaxariistee wuxuu geeriyooday 05/02/2019]. 4-Gaashaanle dhexe Cabdi muudeey barre. 5-dable Cabdi sheikh faarax. 6-JanaraalNuur Shiilaaw. 7-Isbatoore Abuukar Ibraahim Cabdulle 8-Gudoomiye Degmo Ibraahim shiikh Cabdulle. Iyo kuwoo kale ooaan halkaan kusoo koobi karin .
Dhanka kale waxaa degaanka mukeyle kasoo jeeda nabadoonno caan ah kuwaasoo laga yaqaan somaaliya gaar ahaan gobolka hiiraan iyo gobolada deriska la'ah kuwaasoo ay kamid yihiin :-
1》Nabaddoon shiikh hiraab shiimooy.1954= 2004#
2》Nabaddoon maxamed Cismaan baroorre.2007=2015
3》Nabaddoon xasan geelleey.==
4》Nabaddoon ibraahim barre.siyasi#
Iyo kuwoo kale ooaan halkaan lagusookoobi karin.
Geegaankan waxaa kasoojeeda ganacsato waaweeyn kuwaasoo somaaliya caanka ah hal iyo labo:- 1) Ganacsade maxamed 《afweyne》 2) ganacsade Gaafaay. 3)Ganacsade Aadan qoriyoow. 4) Ganacsade macallin jeelle. Iyo kuwoo badan oo ganacsiga qeeybihiisa kala duwan kashaqeyta
Deegaanka 💖mukeyle💜 waxaa kuyaalo shirkadaha isgaarsiinta sida:- ☆HORMUUD ☆SOMTEL ☆NATIONALINK ☆SAMAFONE. DHanka xawaaladaha waxaa kuyaal Dahabshiil iyo xawaaladda taaj.
Sidookale Degaanka mukeyle waxaa kuyaal dugsiyada diinta lagu barto, iyo iskuulka hoose dhexe &sare kaasoo loogu magacdaray degmada mukayle waxaa kaloo kutaal isbitaal aad uweyn kaasoo loogu