Mukeyle

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Deegaanka (MUKEYLE)/Degmada MUKEYLE waxaa uu dhacaa bartamaha gobolka hiiraan,waxaa uu dhanka galbeed kaxigaa degmada "BUULA-BARDE"45KM deegaanka mukeyle waxa uu maanta yahay degmo katirsan degmooyinka gobolka hiiraan inkastoo aandhihi karno waa degmooyinka gadaal kaga soobiiray gobolka hiiraan waayo xilligii siyaad barre deegaanka mukeyle degmo ma'eheen balse waqtigii madaxweyne sheikh shariif ayaa lamagacaabay .

Degmada 💖MUKEYLE💖 waxey dadkeedu kor udhaafayaan 15,000(shan iyo toban kun) oo qooys kuwaasoo isugu jira dad deegaan ah iyo qaar xoolo dhaqa ta ah.

Siyaasiyiinta kasoo jeedo degaankan waxaa kamid ah :_ 1-Saalax cali faarax[waziirkii shaqada iyo shaqaalaha dowladdii cabdullahi yuusuf ]. 2-Xasan Geelleey[Gudoomiye kuxigeenkii degmada wanlaweyn waagii cabdullahi yusuf]. 3-Janaraal Cabdisalaan Kurjoow[allaha unaxariistee wuxuu geeriyooday 05/02/2019]. 4-Gaashaanle dhexe Cabdi muudeey barre. 5-Janaraal Cabdi sheikh faarax. 6-JanaraalNuur Shiilaaw. 7-Gudoomiye Degmo Ibraahim shiikh Cabdulle. Iyo kuwoo kale ooaan halkaan kusoo koobi karin .


Dhanka kale waxaa degaanka mukeyle kasoo jeeda nabadoonno caan ah kuwaasoo laga yaqaan somaaliya gaar ahaan gobolka hiiraan iyo gobolada deriska la'ah kuwaasoo ay kamid yihiin :- 1》Nabaddoon shiikh hiraab shiimooy. 2》Nabaddoon Cismaan baroorre. 3》Nabaddoon xasan geelleey. 4》Nabaddoon ibraahim barre. Iyo kuwoo kale ooaan halkaan lagusookoobi karin.

Geegaankan waxaa kasoojeeda ganacsato waaweeyn kuwaasoo somaaliya caanka ah hal iyo labo:- 1) Ganacsade maxamed 《afweyne》 2) ganacsade Gaafaay. 3)Ganacsade Aadan qoriyoow. 4) Ganacsade macallin jeelle. Iyo kuwoo badan oo ganacsiga qeeybihiisa kala duwan kashaqeyta

Deegaanka 💖mukeyle💜 waxaa kuyaalo shirkadaha isgaarsiinta sida:- ☆HORMUUD ☆SOMTEL ☆NATIONALINK ☆SAMAFONE. DHanka xawaaladaha waxaa kuyaal Dahabshiil iyo xawaaladda taaj.

Sidookale Degaanka mukeyle waxaa kuyaal dugsiyada diinta lagu barto, iyo iskuulka hoose dhexe &sare kaasoo loogu magacdaray degmada mukeyle waxaa kaloo kutaal isbitaal aad uweyn kaasoo loogu magacdaray degmada.

Dhanka mashaaikhda kasoojeedda waxaa kamid ah :- ☆SHIIKH YUUSUF QORIYOOW ☆SHIIKH FAARAX XASAN(allaha unaxariste) ☆SHIIKH GAABOOW YUUSUF ☆SHIIKH IBRAAHIM(allaha unaxariste) ☆SHIIKH IBRAAHIM CANSHUUR ☆SHIIKH MAXAMED XASAN(MACALIN XUNDOW ALLAHA UNAXARIISTE). SIDOO waxaa Deeganka mukeyle waxaa kasoo jeedo aqoonyahanno aad ufara badan kuwaasoo heesta illaa phd waxaana kamid ah :-

  1. Shiikh xasan garre
  2. maxamed maxamuud(Shooboow)
  3. Maxamed gaaboow
  4. Cabdiraxmaan xaji axmed
  5. cabdiraxmaan shiikh cabdulle
  6. cabdullahi xeyfoow iman
  7. cabdirisaaq xasan gelle
  8. maxamed xaji axmed
  9. ibraahim shiikh Cabdulle

Iyo kuwoo kale ooaad ufarabadan ooaan halkaan lagu soo koobikarin kuwaasoo sanadba sanadka kadambeeyo sooqalin jebinaayo .

Waxaa fiican in wax lagu soo kordhiyo ee walaal wax haka tirin inaad wax kusoo kordhiso mooyaane Intii aan aqaanay waankudaray waxaad iiga xog ogaal santahay kudar mahadsanid by by.

Parepared by Abdirisaaq gelle.