Jump to content

Muranka Canshuur USA

Ka Wikipedia

Murnaka Canshuur USA


Canshuurta laga qaado badeecooyinka ka yimaada wadamada Mareykanka , Mareykanka ayaa canshuur weyn ku soo rogay badeecadaha kala duwan ee ka yimaada dalal kala duwan Mareykanka ayaa arrintan u sameeyay sababtoo ah wuxuu doonayay inuu horumariyo dhaqaalihiisa isagoo canshuur ka qaadaya badeecadaha dalal kala duwan ka yimid , meelo kala duwan sida Yurub ayaa diiday iyo wadamo ay ka mid yihiin Shiinaha oo helay canshuur weyn oo ay ka iibinayaan Mareykanka.