Murcood

Ka Wikipedia

Murcood waa miro dhanaan ah oo ka baxa dalka [[Soomaaliya]. Mirahaan waxa uu ka baxaa jidadka geesaskooda amd dhinacooda, gaar ahaan agagaarka magaalada Jowhar dhinaca wabiga shabeele. Waagii hore waxa uu ka bixi jiray bannaanka Mogadishu, dhulka ka dambeeyay Qubuuraha Genraall Daa'uud ilaa iyo dhinac Yaaqshiid. Waxayse u badan tahay sida aan u maleynayo in uu ka baxo dalka oo dhan.