Murursade

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Beesha Murusade (Af-Ingiriis: Murosade; Af-Carabi: موروساد) wexey ka mid tahay beelaha soomaaliyeed aad loogu yaqaano sharaf iyo geesinimo, murusadahu wexey yihiin Karanle oo ah curadka Sheekh Axmad Wali oo naaneystiisa eey tahay Hawiye wexeyna degaan dalka Soomaaliya, Itoobiya iyo wadama kale.

Murusade (Murosade)
موروساد
Tirada guud ee dadka
2,500,000 ilaa 3,000,000
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Itoobiya
 Yemen
 Kiinya
 United Kingdom
 Maraykanka
 Finland
Luqada

Somali iyo Carabi

Diinta

Islam (Sunni)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Kaariye Karanle, Gidir Karanle, Faadumo Karanle, Siixawle Karanle iyo kooxye kale oo ka tirsan beesha hawiye

Dalka Soomaaliya weexana degaan lago soo bilaabo bartahama dalka sida Galguduud, Mudug iyo Shabeelleda Hoose, Shabeellada Dhexe, Baay iyo Banaadir.

Beesha wexe caan ku yihiin gobolka Galguduud gaar ahan magaalda qadiimiga ah ee Ceelbuur iyo degmooyin kale sida(Degmada Ceeldaraad Degmada Galhareeri Degmada Wabxo, Degmada Bargaan, Degmada Jacar, Caggacade, Daafed, Dac, Towfiiq Cadaro Cosweyne, Alwakiil, Warxoolo, Qorax yaale, Goolan goole, Saara saareey, Afdhaay, Cadayo, Daafeed, Jirid gub, Garweyn, Gumad gaal , Ceelgorof, Ceelgod , Waradhuumale , Waragibile Budubud, Tarambi, Riis , Dabqurun , Dab ugaas, iyo Deegaano kale). Gobalka Galguduud gaar ahaan Ceelbuur iyo wuxuu caan ku yahay waxsoo saarka agabyada muhiimka ah ee guryaha lagu isticmaalo gaar ahaan burjikooyin wax lagu karsado iyo waxay bil walba soo saaraan kumanaan burjikooyin iyo dab-qaadya ah, farsamadeeda waxaa ku baxa juhdi iyo dadaal dheeri ah. Gobalka Galgaduud Beesha murusade waxee ka dagtaa bariga Gobolka oo dhan waxeena dagaan laga soo bilaabo Dhisaq tiir oo ah xadka Gobolka Hiiraan iyo galgaduud ilaaa Riis oo ah xadka kala qeebiyo Gobolka mudug iyo Galgaduud inta u dhaxeeso

Beesha wexey xataa degta magaalada Mareeg, Hobyo iyo Xarardheere ee gobolka Mudug

Beesha waxey aadna u degta gobolka Shabelleda hoose sida Afar Buulo Murusade/Afarta Dayood (oo sii kala ah Dayniile, Daymaroodi, Daameerale iyo Doondheere), Afgooye (gaar ahan Tixsiile), Marko, Baarawe, Jaanaale, Buulo mareer, Qoryooley, Kurtunwaarey, Shalanbood, Ceel-ure, Beladul Amiin, Ganddawi, Maryangubaay, Farxaane iyo degmooyin kale. Gobolka Shabeellada Dhexe beesha wexey deganyihiin Ceel Axmed, Jowhar, Biyocade, Al kowsar, caloolweyn,Aadan yabaal, iyo Guulane, siido kale gobolka Baay wexey ka deganyihiin degmada Diinsoor.

Mursaduhu gobolka Banaadir taarikh dheer ayeey ku leeyihiin gaarahan degmada Dayniile waana degmo facweyn aadna u balaaran, waxey hoos tegi jiray intii aan xornmida la qaadan sida degmooyinka oo kala ah Wardhiigley (Warta Nabada), Hawl wadaag, Hodan, Buulo xuubey Wadajir iyo qeybo Yaaqshid ka mid ah.

Dalka Itoobiya wexey ka deganyihiin Harar, Babille, degmada Imeey, Qaras dula, dha dhaamane iyo meela kale ee galbeedka dalka.

Dagaaladi ugu cuslaay ee beesha murusade gasho iyo sooyaalka Gobalka banaadir

Sida ku qoran sooyaalka soomalida gobalka banaadir waxaa iska leh oo u soo hor dagay qabiilada somaliyed beesha murusade waxaa la xasuus taa murusade sanadki 1547 in gobalka banaadir oo kula dagaalame ciidamo Burtaqiis ah oo ku soc day maraakiib, dagaal kaas oo ahaay mid aad u culus laguna dagaala maaye waramo, falaaro iyo seef waxaa lagu jabiye dagaal kaas burtaqiis ka oo rabay in oo gumeesto somaliya xaruun na oo ka dhigto magalo xeebed ka xamar ?

Dhaawac iyo dhimasho fara badan oo ka soo gaar tay dagaal kaas waxa oo ku laab tay maraakiib ti oo ku yumid asiga oo ku guul darees tay hadaf kiisa ahaay qabsa shada dhulka somaliyed gaar ahaan gobalka banaadir waxa oo na dib ugu laab tay wadanka Tansaniya oo marki hore duulaan ka oo ka soo qaaday !!!

Waxaa jiray dagaal kaas mid ka horeeye oo ka dhacay degmada balcad 1542 oo waqti gaas ka tir saneed dhulka lees ku oran jiray banaadir dagaal kaas oo ahaay mid gaadmo ah ayaa waxa oo dhex maray ciidamo isla socde oo kala ah wadamada ithobia, iyo Bortaqiis , oo dhanka wabiga ku yimid ayaga oo watay fardo iyo dadka deegaan ka oo kala ahaa beelaha murusade iyo ujeejeen oo deegaan ka isla daganay dagaalka oo aad u cus laaday dhimashada iyo dhawacana aad oo u batay waxaa dagaalka ka baxay inti ka soo har tay beesha ujeejeen oo dhanka hiiraan uguratay ??? Halka dadkii deegaan ka u ahaay Balcad ee u dhashe beesha murusade ugu dan been libinta ee heleen marki ciidamadi soo duulay dhamaan tood ee ku laa yeen goobti dagaalka inta ka soo har tay beesh murusade ee dagaalka qasaaraha ka soo gaarin ayaa marki danbo iskaga guur tay Balcad waxa eeyna dag tay isla deegaanada Gobalka sh/Dhaxe ee kala ah Biyocade, Aadan yabaal, calool weyn, gumareey , Guulane iyo Al kowsar oo wali ee dagan yahiin !!!

Taariikhda Beesha Murusade ee Goboblka Banaadir

Dhulka loo yaqaan Gobalka Banaadir oo hada ah caasimada wadanka somaliya waxaa u soo hor dagay beelaha somaliyed Beesha murusade oo in mudo ah kaligeed daganeed Waqtigi danbo ayaa waxaa u soo dagay dad ka soo qaxay wadamada, kala ah YAMAN oo Jaziirada carabta loo aqoon jiray, SHAAM oo lees ku dhaho Siiriya , Falastiin, iyo Lubnaan, iyo Sacuudiga oo XIJAAS, loo aqoon jiray : kadib marki dagaal oo dhex maray Boqortooyadii umu wayiinta iyo Cabaasi yiinta , ayaga oo ka cabsi qabay in cabaasi yiinta ee dilaan maadaama ee ka soo jeedeen Qabiilka Reer bani umaya oo waq tigaas aheed boqortoyadi dhul kaas ka tali neesay ?

Dadki ka soo jeeday boqortoyada uma wayiinta ayaa kala fir xaday ka dib marki ee ku jabeen dagaalki ee la galeen cabaasi yiinta qeeb taan ka soo aaday somaliya ayaa ku soo galay doomo Ka sameesan Alwaaxyo iyo Qoryo, waxeena soo dageen Gobalka banaadir oo beesha murusade ee ku soo dhaweese maa daama umada muslim ka ah ee tahay walaalo "

In mudo ah marki ee wada daganaa yeen oo eey is dhex galeen Beesha Gibil cadka iyo Murusade oo ilaa hada dhaqan , dhalasho, iyo deegaan oo ka dhaxeeyo ayaa waxaa u yimid Qoys u dhashay Jufada mataan Cabdulle (Abgaal) oo gaaraye sideed jees (8) oo u yimid in eey ka qeyb galaan siyaaradi caalim ki weey naay ee Beesha murusade u dhashay oo lagu magacbi jiray isxijiwaaq maadaama qabiilada somaliyed siyaarada ee isku aadaan !

Qoys kaan oo ka koob naay ilaa sideed jees (8) ayee Beesha murusade dajisay qeeb ka mid ah gobalka banaadir ?

Gaar ahaan halka hada loo yaqaan kaaraan ee dhacda waqooyiga Banaadir oo waq tigaas gobalka banaadir dadka daganay ee u aqaan jireen beey bus badan '


Lafaha Murusade Waa 7 Lafood (4 <Afar>Oday Sabdi iyo 3< Saddex> Oday Foorculus)

Beesha murusada waxeey u kala baxdaa 7 lafood

  •  · 1.1 Hilibi (Habar Maxamed)
  •  · 1.2 Cabdalle Sabti
  •  • 1.3 Abakar Majabe Sabti
  •  • 1.4 Habar idinle Majabe
  •  • 1.5 Habar Ceyne foor culus
  •  • 1.6 Daguuro (Habar Maxamed)
  •  • 1.7 Ibraahim Sabti

1-Sabti

1.1 AFARTA ODAY SABTI MURUSADE _________________________________

  • SABTI Waxay u kala baxaaan sida tan

CABDALE SABTI, IBRAAHIM SABTI IYO MAJABE SABTI:( ABAKAR, IYO HABAR IDINLE) Cabdale Sabti waa curadka sabti oo dhan.

    • Cabdalle Sabti = ILKO GUDUUD XASAN IYO ABSUGE XASAN
  • 1,IIKA GUDUUD XASAN JUFOOYINKA WAA AMA LAFAHA U KALA BAXAAN
 1,Muuse Gurey MuuseGurey= waxey ukal baxaan 1,CUMAR JIMCAALE 2.EYBAKAR JIM. 3.CARAAY JIM iyo 4.GACAL JIMCAALE
 2,Guuuleed Cad 
 3,Xaadoow
 4,Xareed
 5.Baana
 6.Gadiid

2 ABSUGE XASAN IYO LAFAHA U KALA BAXAAN

1,MAXAMED YARE (MAXAAD YARE) "WAA CURADKA CABDDALE" 
2,Maxamuud Faqay  

Maxamuud Faqay waxa uu u kala baxaa 1. muuse farey 2. Canbarey muuse farey waxa uu ukala baxaa 1. axmed muuse 2. Cismaan muuse

cismaan muuse waxaa uu u kala baxaa

  1. Ciise Cusmaan (Reer Ciise)
  2. Rooble Cusmaan (Reer rooble)

Reer Ciise waxaa ay u kala baxaan 1- Xasan Ciise 2- geedi ciise 3- lugey ciise xasan waxa uu ukala baxaa 1. Duqoow Xasan 2- siyaad xasan Lugeey Ciise waxa uu ukala baxa 1- Weheliye lugey 2- dhiblaawe lugey

  • MAJABE SABTI
 1. Iddinle Majabe
 2. Abakar Majabe 

Habar addinle

1.Gumcadlle B)Gaafow

 •Geesaale 
 •Abtiraxman wildhig
  • Geesaale
•Tolwayne 
•Yebedhaal 
•Geeldil
  • Abtiraxman wildhig
•Sheeko
• Dhegadeel

T)Uuray (Caddaan)

▪Tolwayne caddaan
▪Weheliye maxamed (Xamarow)
▪Caddow axmed
▪Cumar axmed 
▪Weheliye cagaqoy

2.Ayansame

    • Xuseen Ayaansame

> Oda gaab

*Xasab Gadaf
  • I).Aadan Suldaan
  1. Cabdulahi Aadan Suldaan(Yawar Aadan)
  2. .cadoow aadan
  3. raaga aadan
  4. .muusa aadan
  5. Maxaa Qasaay(Aadan Suldaan walaal kiis ka weyn)
    • Xasan Ayaansame
    • Geedi

Cali SUUJE Faarax SUUJE xuseyn SUUJE--197.155.66.226 19:01, 17 Oktoobar 2013 (UTC) Rooble

    • Dumaal
    • Dhimbil
    • Guraay
    • Maxamed Cali
    • Axmed Ibrahim
    • Wehliye Cadoow
    • iyad Wehliye
      • Cisman Wehliye
    • Yusuf Wehliye
    • Cali Wehliye
    • Afrax Gaduud


ABAKAR MAJABE SABTI

    • Saciid Abakar

Siciid Abakar wuxuu ukala baxaa 4 lafood ama AFAR beelod. 1.Madoobe Rooble ( Curuadka Siciid Abakar 2. C/raxmaan. 3. Tuurweyne. 4. Adan Culus.

    • Israafiil Abakar, wuxuu ukala baxaa
      • Dhaleey: (1 adam cigaal ,2 maxamuud waheliye ,3 culus ,4 cali geedi cabdule dhaaleey
      • gabood :( curadka israfiil gabood)=1 ebeker waasuge,2 mataan wasuge ,3 maxamud wasuge ,4 xassan gureey,
    • xasanleey: 1 mahamed maxamuud,2 cariif maxamud,3 siicoow maxamuud ,4 cumar maxamuud
    • Codweyne Abakar
* Maxamuud Codweyne
   Xashane 
   * dhegaweyne 
   * Amaanle
    • Ibraahim
    *Gondaale 
    *Fadhiweyne 
    *Dirir
    • Xuseen Codweyne
    • Naajac
    • Muusetuur
    • Maxaad Xasan

________________________

    • Maxamud codweyne
 • Xashane oo ah :
 1.Dhegaweyne 
 2.dhiblaawe gaab Caddoow                   
 3. Aadam Cigalle 
    • Dhegaweyne( Mohamed cigalle)
    1 cisman dhegaweyne 
    2 Jibriil  Dhegaweyne 
    3 jimcaale dhiblaawe 
    4 maxamuud Dhegaweyne 
    5 Axmad cade dhegweyne 
    6 Cali dhegaweyne 
    7 Cumar Dhegaweyne 
    8 Saldhaale Dhegaweyne(Curadka dhegaweyne)
      9 Amaanle Dhegaweyne

2-Foorculus

2.2 SADDEXDA ODAY FOOR CULUS ________________________________

1. Maxamed Foorculus ( Hilibi)

2. Eybakar Foorculus ( Habar ceyno )

3. Axmad Foorculus ( Daguuro)

Ilma Eybakar Foorculus

  • Habar Ceeno
    • Waaq
      • Mahadle Waaq
        • Macaan
      • Maxamad Waaq
        • Sharey
      • Yebedhaalo
      • Ogoliye Waaq
        • Cindif
        • Yirid
      • Tashiil Waaq
        • Celi Iyo Cirbo yar
          • Celi
            • Tolweyne Celi
              • Caalim Gabow(reer Ugaas)
              • Cumar Gabow (Fiqi xassan)
            • Yabar Celi
            • Cumar Celi (Uurgaale)
              • Sharey Uurgaale
              • Adan Uurgaale
              • Cali Uurgaale
            • Cali Roob Suge
              • Gedefleey
              • Qalaafe(axmed, idiris, aflax)
          • Cirba yar
          • Cabdulle cirba yar
            • Jimcaale Cariif
            • Riseey
            • Reer Maxamed cali ( Reer Adeer)
            • Idiris cirba yar
            • Gaadooy IDris
              • kukdheer IDris
            • Huud cirba yar
            • Saleebaan cirbo yar
          • Habar Yaabiye
            • Jibraa'iil
            • Qardabo ..
  • Habar Mohamed
    • Daguuro
      • Bah Daguuro
  • Geedoow maqaafad muuse
  • Dacaley maqaafaad muuse
  • Afeey maqaafaad muuse
  • Hassan gaab waanow muuse
  • Ciise wanoow muuse
  • Faqay wanoow muuse
  • Duje
  • Carablaawe
  • Cismaan baqle
  • Abdi dhegeey

u

    • Hilibi
  • Qanyare (Hilibi)
    • Tolweyn Qanyare ( 7-da Tolweyn Qanyare )
    • Yabar Qanyare ( 4-ta Yabar Qanyare )

Cali dheer maxamed cigala sheex Aadan madow cumar isxijiwaaq Celi Gaab

  • Maxamed Wehliye ( Curadka Murusade)
  • Xuurshow Eybakar
  • Reer Faarax
  • Cali Cumar
  • Gaab

Eybakar

  • Mataan

cali geedi

  • Xasan Eybakar.
  • Sabareey
  • Xuurshow Eybakar sida uu u kala baxo.
  • 1. Faqa Cumar
  • 2. Faqa Xalane
  • 3. Cali Jimcaale.
  • 4. Culusow
  • 5. cabdi Faqay
      • Bah Ina Max*amad

HORMUUDKA BEESHA MURUSADE

  • HALGAME MAXAMED YAROOW CULUSOOW
DHAGAX TUUR
  • 1. Nabadoon Xaaji cabdullahi Axmed Ciire Cashara

Gudomiyaha Guud ee Dhaqanka Beesha Hilibi Maxamed Ahna Duqa Murusade )

  • 2. Nabadoon maxamed nuur Barre

(Xanfaley)

  • 3.ibraahim cali abdirahman(ayaansame
  • 4. Ganacsade- Abdi Abdulle (Ugaska)
  • 5. Abdulqadir Jimale Mohamud Gudoomiyha Iskuxirka Dhalinyarada Beesha Murusade (said abakar)
  • 6. Abdirizak elmi mohamud(garabey) gabod
  • 7. Abdirahman ali mire (mire)
  • 8. Liban Abdinasir Dalmar gudoomiyaha Dhalinyarada Beesha Ee jowhar
  • 9. Mohamed mohamud abdi(dhicisow)
  • 10. Nacima mohamed gacal (daguuro)
  • 11. Aqoon Yahan Saalax Sh ibraahim dhiblaawe
  • 12. Maxamed qanyare afrax*
  • 13. Prof Hassan muudey Haji ( Ganacsade & Aqoonyahan , Daguuro , )
  • 14. Abdirahim Hassan muudey ( Ganacsade & Aqoonyahan , North America )
  • 15. abdullahi adam ali ( wasiirka badda iyo barriga ee somalia )
  • 16. maryan cariif qaasim*
  • 17. Ganacsade abdifitah hassan abdullahi (indhacade)
  • 18. Col Axmed Salaad (Baasto) *
  • 19. Ibrahim shawey
  • 20. Dr. Maxamed Macalin Xasan
  • 21. Cabdulqadir nuur caraale
  • 22;col Tootoole
  • 23. Ing.c/kariim sheekh cali cibaar(bur la,eg)
  • 24. Xuseen maxamuud siyaad (caato)
  • 25. Abukar A Maxamuud Siyaad Amey (Head of AFN Sweden)
  • 26. Nabadon yabarow farax)
  • 27. Nabadon xusen abooti fiidow
  • 28. Ganacasade maxamed xasan guled
  • 29. Ali maxamed cosoble(wardhigley) aasaasihii ururkii ( U S C )
  • 30. Xiireey Qaasim Weheliye
  • 31. Cabdulahi xusen maalin Asbaro (madaxweynaha ceelbuur state)
  • 32. En Cabdi Xidigoow Faarax ( waa Telcomunication engineer) boostadi iyo isgaarsiinta
  • 33. Nabadoon Cilmi Xidigoow Faarax
  • 34. Col cabdulahi black
  • 35. Col bashi cumar cabdule
  • 36. Col Salaad xasan maxamuud ( jaani)
  • 37. Col ismail yasin
  • 38..Mokhtar Ahmed-nor Sheikh Ibrahim (Ganacsade + Qoraa)
  • 39. Gen maxamed gaabow jimcale
  • 40. Col gacal xasan gacal siyaad
  • 41. Col axmed bur la,eg
  • 42. Col maxamud farax carone
  • 43. Maxamud axmed (carone)
  • 44. Col abuukar gercade (gaagale)
  • 45. Gen cabdullahi gaafow

Maxamud

  • 46. Gen cusmaan xaji cumar (falko)
  • 47. Siciid Sheikh Ibrahim Dhiblawe (Ganacsade)
  • 48. Col ciise taranbi ugaas
  • 49. Col cilmi Nuur tareys
  • 50. Col cabdi roble geedi
  • 51. Col xaashi cabdi kulmiye
  • 52. Col xuseen faarax caliyow
  • 53. Col maxamed faarax caliyow
  • 54. Dr Ismaciil Xasan Cadde (Alif)(medicine)
  • 55. Col nuur gacal fidow
  • 56. Gen cabdulaahi xasan bariise
  • 57. Col cali maxamed garuun
  • 58. Axmed maxamuud ( camoore)
  • 59. Cabt. Maxamed Xaaji Maxamuud (Xayir)
  • 60. Col Axmed Maxamed Dhiblaawe
  • 61. Xaashi Maxamed Cadow ( dhabareey)
  • 62. Cali mire maxamud (baliile)
  • 63. Abdi salaan nuur mahadale (wiin)
  • 64. Caasho Cismaan Fara cadde( shacuur) (ugaas)
  • 65. Dr ceydiid muse (u
  • 67. Nabadoon cali Hareri hadafoow
  • 68. Nabadoon xasan nur xasan dayniile
  • 69. Macalinka kubadda cagta - Maxamed Xaji Giftin
  • 70. Dr.cilmi dhuxulow gacal dictor dhinaca shareecada islaamka caalim ku ta khasusay cilmika xadiiska
  • 71. Dr.abduqadir hussein dhuxulow dictoor ku ta khasusay luqada carabika
  • 72. Eng.abdulaahi hussein dhuxulow engineer ku ta khasusay engineernimada isgaarsiinta
  • 73. Abdiaziz hussein mahamed ali aqoonyahan ku ta khasusay cilmika dhaqalaha iyo maaraynta bunuukta
  • 74. Gen. mohammad sheikh osman
  • 75. G/dhexe Osman abdi [ jareere]
  • 76. Cumar Haashim Ciyaaye
  • 77. Maxamed xasan xaad nabadoon xaad habar ceyno
  • 78. Gaashaale sare Xassan Abuukar Maxamed
  • 79. Dr Xassan Cabdulle Cismaan ( sky)
  • 80. Dr Cabdicasis Ibrahim Xuubey
  • 81. Nabadoon Mohamud Mohamed Afrax Oowfuu
  • 82. Suldaan Socdaal Jiisoow Cosoble
  • 83. ENG Abdiaziiz Mohamud Ahmed Ciire
  • 84. Xaaji xasan gerdheer
  • 85. MB. Abdi raxmaan diinaari
  • 86. Abdi maxamed dhicisow
  • 87. Dr Imaaciil Macallin (takhasus cudurada baadinka-internal medicine)
  • 88. Dr Xersi Cabdi Macallin (Medicine)
  • 89. Dr Bshiir Xaayow (Medicine)
  • 90. Gen. Maxammed Cabdulle Cusmaan joon iskoris)
  • 91. Cabdiraxman Caynte (Weriyaha caanka ah ee ka shaqeeyal Aljazeera).
  • 92. Xasan Axmed Maalin (kuxigeenaka koowaad ee maamulaha database-ka ee jaamacadda middlesex ee ku taal UK)
  • 93. Injineer Cabdirashiid Yaxye (Kuxigeenka koowaad ee maamulka injineernimo ee magaalad Baltimore ee carigaasi maraykanka).
  • 94. Dr (professor) Xassan Mahadalle oo wax ka dhiga jaamacad ku taala carigaasi maraykanka.
  • 95. Col Cabdulle Macallin Maxamed Geedi ahna nabadoon caan ka ahaa dalka Somaliya
  • 96. Dr Cabdibaaqi Macallin Maxamed mid kamida aas aasayaashi jaamacada muqdisho kajira
  • 97. Cabdiqaadir Yaxye Cali aas aasihi hayada CRD, halyeey caan ku ahaa raadinta nabada.
  • 98. Nabadon . maxmed guure xareed
  • 99. Max'ed Yuusuf Xaaji Xasan
  • 100. Maxamed Axmed Yalax nabadoon caan ah oo ka mid ah nabadoonada beesha Cabdalle Sabdi ee murusade
  • 101. Eng.xuseen maxamuud fiidow(baraf)oo ahaa ganacsade caan ah.
  • 102. Dr c/raxmaan ismaaciil maxamuud (Dr dayax)
  • 103. Dr shekh cali sicow duqow aqoonyahan noqday isuduwe waxbarasho gobalka bay
  • 104. Dr maxamed cabdi siicow duqow
  • 105. Ganacsade- cisman axmed jimcale
  • 106. Ganacsade- Fariida sh. cali duqow
  • 107. Aqoonyahan- Faysal sh. cumar gacal duqow
  • 108. Aqoonyahan-Ganacsade Cabdifitah Cali Gacal Maxamed Fiidshe
  • 109. Aqoonyahan Cabdi waaxid xirsi dhuxlow
  • 110. G/Sare Shiikh Ciise maxamuud Jimcaale
  • 111. General Cabdixakiin Axmed Fareey
  • 112. Gashaanle Ciise Xasan Caraale Jiijiile
  • 113. G/Sare Maxamed Maxamuud Guutaale Qataatow
  • 114. G/Sare Maxamed Abuukar Cali jacfar
  • 114. Gashanle Axmed Maxamuud Jimcaale xurshow
  • 115. Cornel Xasan Jimcaale Jowle
  • 116. Maxamed shiikh cismaan ( ganacsade & siyaasi)alla yaa raxma
  • 117. Abdihakim ciise afro ( Ganacsade)
  • 118. Abdikarim sheikh ibrahim dhiblawe (ganacsade)
  • 119. Ahmed-nor sheikh ibrahim dhiblawe (ganacsade)
  • 120. Mire cismaan warsame mire indhayare (Ganacsade)
  • 121. Ibrahin cumar mahadale dhuxuloow
  • 122. Axmed Haji Hassan. Kaaliyihii 2aad Madxweyne M.Siyad Bare
  • 123. Cor CUMAR FAARAX CADAAWE
  • 124. Dr CARIIF QAASIM WEHLIYE
  • 125. Maxamed cosoble cade
  • 126. General Cilmi Nuur Tareey
  • 127. Gen. maxamed sh cusmaan miikaail
  • 128. Nabadoon Mohamud Mohamed Afrax Oowfuu
  • 129. Nabadoon Cabdi Macallin Maxamuud Jiisow
  • 130. Dr Maxamed Macalin Xasan wasiirki kaluumeesiga iyo qayraadka.
  • 131. COL. MOHAMED FAARAX CALIYOW (Guddoomiyaha Canada Somali Community)
  • 132. Dr Ismaciil Xasan Cadde
  • 133. Mr Axmad Cumar Warsame (Abusaalim)
  • 134. Xaaji Cusmaan Abuukar Cade (Nabadoonka Iskaashato) Waaq Mahadle Macaaan.
  • 135. Col. Axmed Maxammed Nuur (qasaaye)
  • 136. Major General Daahir Maxxammud Farey
  • 137. C/laahi Macalin Mukhtaar (Akooke) Gancsade
  • 138. Isse abdikarin mohamed (cise cade)urgale
  • 139. Najib ahmed ilmi (kadhuc) gabod
  • 140. Ing Bashir nuur Maxamed ( dhabato)
  • 141. Cabdullahi Cabdi Nuur Macalin dhabareey(siyaasi dhalinyaro ah)
  • 142. Mahad mohamud afrah (mahad cano) gondale
  • 143. Nabadoon Mire Guuleed Faarax Qabawayn
  • 144. Col osman xassan cawaa
  • 146. Eng Abdirizack Hassan Adan ( Caqil Yare )
  • 147. Aqoonyahan Burhan Mohamed Osman
  • 148. Mohamed hasan tacshir(tcashir) gabod
  • 149. Dr Mohamed Nur Gacal
  • 150. Fahad Ahmad Alasow Dr Gynaecologitsraxma..
  • 151. Cabdi cali faarax (waa ganacde caan ka ah dalka iyo dibada)
  • 152. Alisaid Abdirahman ( jega cadde)
  • 153. Ahmed Faarah Gaatamoow (Wariye Can ah, Hadana ah Agaasimaha Wakaalada Wararka Soomaaliya ee SONA 2015
  • 154. Alinasir Hassan Yusuf.
  • 156. Dr. Abdullahi Hassan Mohammed (Petroleum engineering)
  • 157. Eng.Mohamed Yusuf (Carab)
  • 158. Col. Farah Abdule (Garam Garam)
  • 159. DR.Mohamud Mohamed Gacal
  • 160. Mudane.Cali Gacal Casir (Gudoomiyaha Baarlamaank Galmudug)
  • 161. Kaltuun axmed maxamud camey (jaaliyada Belgium )
  • 162. Eng ahmed ali hassan garweyne (ganacsade dalka masar)
  • 163. Xuseen maxamed Yusuf (xasan hilowle)
  • 164. Dr Burhan ali hassan garweyne (ganacsade dalka thailand
  • 165. Aqoonyahaan Cabdi Loyan Ugaas Faracadde
  • 166. Aqoonyahaan Fardosa Loyan
  • 167. Aqoonyahaan Faisa Loyaan
  • 168. Jibril Ali Ibrahim (Gudoomiyaha Somalida dagan Edmonton) Professional Engineer. Ali hareeri wiilkisa
  • 169. Nabad doon Farax Qanyare Maxamuud ( habarceeno/ cirbayar ).
  • 170. Drs. Samiyo Ismail Mohamed
  • 171. Xildhibaan mahad shiikh cali cibaar (galmudug siyaasiga sanadka )
  • 172. Maxamad abukar macalim xasan (aqoonyahan dhalinyaro ah)
  • 173. Xildhibaan cartan cabdi ibraahim (siyaasi rugcadaa ah K/galbeed )
  • 174. Nabadoon cali shiino (gudoomiyaha beelaha hawiye ee Uk sabti abakar israafiil )
  • 175. Cabdimuncim xassan cade (Ganacsade)
  • 176. Cali nuur deereey *cali deereey*(nabadoonka murursade ee shabellada hoose)
  • 177. Abdi rahman maxamuud faarax janaqow
  • 178. Mustaf sh cali duxulow*
  • 179. Dr ciise wehliye maalin (Codweyne Abakar)
  • 180. Cali xuseen abuukarar (sarkaal nabad sugid)
  • 181. Maxamad Ciise Nuur ( Gudoomiyaha 3&9 ee Ohio)
  • 182 Eng. Abdulkadir Moallim Abdi Gure (Shaakir) aqoonyahan Degan UK
  • 183.dr ifrah ali abdirahman (medicine)
  • 184. Macalin axmed geeseey cabdulle (abakar-israafiil)
  • 185. Nabadoon cabdi jeyte geesey (abakar-israafiil)
  • 186. Gen. Filibiin Axmed Absuge
  • 187. G. Dhaxe Cabidirsaaq maxamed qeylow
  • 188. Dhame Axmed cabdi Maxamed *Afare)
  • 189. Gen. Cabdullahi cabdi weheliye
  • 190. Dhame Xasan Cali Xasan
  • 191. Cornel. Maxamud mirre Dacay
  • 192. Axmed Nuur cabdi siyaad
  • 193. Nabadoon Cabdi Gaaboow Jimcaale
  • 194. Nabadoon Iimaan cumar mahadale
  • 195. Nabadon Xujaale cabdulle Jiisoow
  • 196. Nabadoon Axmed Cadoow maxamed
  • 197. Nabadoon Ciise cabdi Xasan
  • 198. Nabadoon Salaad cumar Geedi
  • 199.Nabadoon Macalin maxamud sh Yuusuf
  • 200. Naabdoon Cali Xasan maxamed
  • 201. Ganacsade Cabdi ciid Siyaad

Toxob

  • 202. Nabadoon Cosoble wheliye Warsame
  • 203. Nabadon cali xasan dhegweyn
  • 204. Nabadon cali Axmed caynte
  • 205. Nabadoon Daahir Cali Yare

FANAANIINTA BEESHA MURUSADE

  • 1- Cabduqadir macalin saciid jubba
  • 2- Cabdalla Yuusuf hanuniye
  • 3- Mahad Cabdi Taltaliini Mayko
  • 4- Ikraan samxa
  • 5- Maxamed Deeq Xasan Dalnuurshe
  • 6- Nuurdiin Shiikh Axmed iimaan
  • 7- SaYid khaliifa Cismaan Cabdi
  • 8- Muumin Maxamed dilaxow
  • 9- CabdiNajiib Cabdi weheliye Alfa
  • 10- Bile Maxamud Cali Sky
  • 11- maxamed xasan shiikh Deko
  • 12- Cabdisalan Maxamud siicoow sheeno
  • 13- Yaxye UK
  • 14- Siraad Cabdulle ugaas
  • 15- Maandeeq Nuur Garaash
  • 16 - Farxiya Axmed cadaawe fiska
  • 17- Muno cabdi cali Xafiis
  • 18- Faadumo Maxamed Xasan shiino
  • 19- Farxiya Maxamed Cabdulle kabayare
  • 20- Nasteexo Aadan cabdi dagan
  • 21- Bashiir Cabdalla hanuuniye
  • 22- saciid kambaala
  • 23- KING MO
  • 24- maxamed deeq bariido
  • 25- Cawaale Cabdalla hanuuniye
  • 26- Cabdullahi cabdiraxman warsame

Erik Abdalla

  • 27- Guuleed Sabriye Afrax
  • 28- Aamiino Cali jiisoow
  • 29-Xasan sabriye Afrax Gareed Musician iyo laxamiiste
  • 30- Abwaan Barre Maxamuud fiidoow Leento
  • 31- Abwaan Cawil Caggod Cali
  • 32- Abwaan Maxamuud Cabddulle Cagdheer
  • 33 Arwaax Yare
  • 34 Saciid Bilaadin
  • 35 Abwaan Deeq Ciise midnimo

Wixi aan qaladnay fadlan noo saxa

Allow 3&9 sida wanaga ah uyeel

Xasan Cali kheyre Reisal Wasaaraha Somalia