Muslimiinta aan laheyn dariiqa toosan

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Muslimiinta aan laheyn dariiqa toosan carabiga lugu yiraahdo مسلمون بلا طائفة muslimūn billa ṭā'ifah wa waaxda ka mid ah islaam. Muslimiintan wexey ka mid yihiin kuwa laanta dhaqan ahaan raacin. Aayada Al Imran 103 iyo kii al Muminoon 53 ay u arkaan wax muhiim ah. Koxeed na wexey u arkaan wax xun. Marka la weydiiyo dariiqkaaga wamaxay; wexey sheegaan "muslim kaliya baan ahay".