Jump to content

Musuqmaasuqa

Ka Wikipedia

Musuqmaasuqu waa ku takri falka awooda lagu aaminay dano gaar ah. Waxay dhaawacaysaa qof kasta oo noloshiisu, hab-nololeedkiisa ama farxaddiisu ay ku xidhan tahay daacadnimada dadka mansabyada haya.

Waddammada badankood, musuqmaasuqu waa dhib weyn. Masʼuuliinta kharriban badanaa lacagta dadweynaha bay xaddaan. Ilaahay wuu neceb yahay masuqmaasuqu. Musuqmaasuqa wuu dhamaanayaa. Illahay wuxuu dhawaan qaadi doonaa tallaabo uu dhulkeena uga saarayo musuqmaasuqa.[1].

  1. Corruption Will End!