Muumin aadan
Appearance
leelkase waaqabiilka somalida ugu aqoonta badan ixsaaiyaadkii ugu danbeeyay iyagoo lagahelay kumanaan dakaatiraa iyo borafaysaro intaba taas waxaa laoran karaa ilaah baa mahadeeda iskaleh waxayna ku gaareen darajadaas qaaligaa wax isu qabadkooda iyo isjeclaantooda iyo dulqaadka ay kula noolyihiin bulshada soo maaliyeed iyago iskadhowra dhibaatooyinka umada soomaaliyeed burburisay waxaa usii dheer hantida ama maalka iyagoo kamida qabaailada ugu maalka badan manta somalida somalidu waxay tiraahdaa aqoon iyo maal makaharaan ilaahay labadaba hau siyaadiyo