Muusa Guudwaa
Appearance
Muuse Guudwaa oo loo yaqaano Guudwaa waa beel ka mid ah beelweynta Jijeele, beeshu waxaay ukala baxaa laba oday oo kala ah Doollow iyo Maxamed Kheyr. Muuse Guudwaa waa beel facweyn ku leh Bartamaha iyo koofurta Soomaaliya. Beeshu waxaay degtaa Soomaaliya iyo Ethopia gaar ahaan Soomaaliya waxaay ka degtaa Hiiraan, Bakool, Bay, Gedo, Shabelada Hoose iyo Banadir, hal ka Ethopia ay ka degaan Dollo Ado, Mustaxiil iyo Godey. Beeshu waxaay caan ku tahay dhaqashada xoolaha nool sida Geela iyo Ariga. Waxaa kale at beeshu ku can tahy farxad marwalaa iyo dabeecad wanaag. Ileen waxaa ka dhashay non lo yaqan (Aadan Haji Abdi Warsame Ciyow ) waxaw ahaa nin karti badan.