U bood nuxurka

Garab-Roor

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
(Waxaa laga soo toosiyay Muusaroon)

Garab-Roor waa tuulo ku taalla beriga magaalada Qallaafe. Waa dhul culumada iyo aqoonta ku caan ah. Waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Caadiye.