Jump to content

Muuse caabbi gabay

Ka Wikipedia

dhamaan waxan salamaya bahda wikipedia da waxana soo gudbin doona tariikhdii ninkii la odhan jiray muuse caabi ee aha halgamaga wayn iyo waliba nin kii la odhan jiray madax yar oo isagana aha nin aad gabya u aha haddii aan idnka soo gato gabayada uu tiriyay madax yar waxa ka mid aha mid uu u tirinayay maxamed siyaad barre oo ay ahayd markii qaxoon tiyadii ee dadka loo qadayay kon fur ee uu laga dadka tuuyo laga qadayee tagaya baar dheere tudhaal kama ahee wuxuu rabaa inu talaala tumaali gadoodiyo gobaa la isku toaya tunka laga rara rer isaaq timacadeede gabayga iyo kuwa la mida oo wada cajaib ayan idin soo gudbin dona in sha allah haddii rabbi inagu simo iyaga oo maqala iyo iyaga oo muuqalaba