Naasacelin-la'aan

Naasacelin la'aan (Ingiriis : braless, bralessness, ) waa marka naag ama gabadh aanan lahayn rajebeeto.
Go'aanka in la nqdo naasacelin-la'aan waa doorasho shaqsiyeed waxaana ku xirnaan karta doorashooyinka gaarka ah ee qofka. Qaarkood waxay u dooranayaan inay naasacelin-la'aan noqdaan sababo la xiriira istareexsanaan ama sabaalinimo, maadaama ay u arkaan in naasacelin aanay sabaali ama istareex ku qabin kadib markii ay muddo dheer xirtaan. Kuwo kale waxay doorbidaan inay naasacelin-la'aan noqdaan si ay ugu muujiyaan dhugmo togan ku beegan jirka iyo inay ka hor istaagaan filashooyinka nashiran ama habmaamuska ee bulshada ee ku saabsan jirka dumarku. Waxa kale oo jira dumar sidan u labisan, dulucda ka dambeeya na tahay sababo la xiriira xarrago, dookh, shaacbixid, ama quruxda, si ay ugu raaxaystaan ra'yiga moodada / xarragada. Ugu dambeyntiina, qaarka dumarka waxay doorbidaan naasacelin-la'aan dulucdeeda tahay sababo la wadaaga suuroobka, suurtagalka iyo hufnaanta.[1]
marjac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Johnson, Ben; Barnes, Kathleen (1 February 2008). The Secret of Health: Breast Wisdom. Morgan James Publishing. p. 167. ISBN 978-1-60037-326-8. Archived from the original on 12 May 2015. Retrieved 1 February 2011.