Nakuru

Ka Wikipedia

Nakuru waa magaalo ku taal Kenya. Nakuru waa magaalada saddexaad ee ugu weyn Kenya marka laga reebo Nairobi iyo Mombasa. Waa caasimad u ah ismaamulka Nakuru, ahaana caasimad u ahaan jirtay gobolka Rift Valley sidoo kale waxaa ku taalo raadiyaha Flamingo oo ah idaacada ugu weyn ee magaalooyinka. Dadkeedu waa 570,674 deggane marka loo eego tirakoobka 2019, taasoo ka dhigaysa magaalada ugu weyn bartamaha-galbeed ee Kenya iyadoo Eldoret ee Uasin Gishu si dhow ula socoto. Nakuru waxay qiyaastii 1,850 m ka saraysaa heerka badda.