Nasiye
Appearance
| VOD | |
| La aasaasay | 2022 |
| Xarunta | Muqdisho |
Tirada inta ka shaqeeso | 50 |
| Website | Nasiye.com |
Nasiye waa adeeg fiidiyowga dalabka (VOD) Soomaali ah oo bixiya barnaamijyo kala duwan sida taxane telefishin, filimaan, anime, dhokumentiyo ah, wuxuuna ugu horrayn qaybiyaa taxane iyo filimada Soomaaliga ah ee asalka u ah. Waxaa la aasaasay 2022 xarunteeduna waa Muqdisho, Nasiye waxa badanaa loo yaqaan "Netflix of Somalia".
Macluumaadka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Nasiye waxaa la aas aasay sanadka 2022-ka isagoo hadafkiisu ahaa in Soomaalinimada lagu karaameeyo madadaalada. Shirkaddu xarunteedu waa magaalada Muqdisho halka shirkadu ay tahay shirkad si gaar ah loo leeyahay.[1]