Nelson Mandela

Ka Wikipedia

Coordinates: 31°48′21.8″S 28°36′52.7″E / 31.806056°S 28.614639°E / -31.806056; 28.614639

Nelson Mandela (2008)
Nelson Mandela iyo Bill Clinton

Nelson Rolihlahla Mandela, (Carabiga.روليهلالا 'نيلسون' مانديلا) waa madaxwaynihii hore ee Koonfur Afrika. waxaa uu ahaa halgamaa waxa uu si balaadhan ugasoo horjeestay nidaamkii midab kala sooca ahaa ee kajiray konfur afrika, qabiiladiisu waxa ay u bixiyiin naanaysta ah madiba oo uu macneheedu yahay qofkii aadka u akhlaaqda badnaa, mandeelaa waxaa lasheegaa in uu si wayn ujeclaa mmahatama gandi wax yaaba farabadan ayaanay isaga midyihiin oo ku saabsan xaga falsafada iyo wadani nimada xornimada.

noloshiisii[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Mandeela wuxuu dhashay sanadkii 1918 18 juli waxa uu ku dhashay mandaqada taranskay ee konfur afrika. Aabihii waxa uu ahaa madaxa qabiilada tinbo ee caanka ah, aabihiina waxa uu dhintay isaga oo aad uyar.kadib waxaa loo diyaariyay sidii loogu dooranlahaa booskii aabihii, kadib waxa uu waxbaradsho kabilaabay dugsi kuyaala gudaha gobalkiisa sanadii.1930 kadib waxa uu ku biiray jamacada harfort.laakin waxa uu kabaxay sanadii 1940 isaga iyo saxibkiisioi qaaliga ahaa ee.olafiyer tanbo.kabixitaankaa jaamacada waxa ay kadanbaysay kadib markii.lagu eedeeyay in ay ka qaybgaleen mudaharaad arday madawahaa ay samaysay.waxa la ogayahay in mandeela uu soomaray xili ardaynimo oo aad u adag.waxa uu soomaray iskuulo iyo jaamacado aad ubadan.waxa ay ahayd konfur afrika xiligaa.mid ay hadheeyeen.dhibaatooyin.waawayni oo ay u wayntahay.arintii midab kala sooca.ee kajiray wadankaa. xiligaas dadka madaw xaq umay lahayn in ay codeeyaan.iyo in ay kaqaybglaan arimaha Siyaasadda. taas waxaaba kasioidarnaa xukuumadii.ay dadka yar ee cadaanka ahi lahaayeen waxa ay kusamaynkjiraty dadka madaw in ay kaqaado dhulkooda.oo marmarka qaar laga erymandeela waxa uu bilaabay mucaaradad.iyÅ kasoo horjeed uu kagsoo horjeeedo .dawladii ay hogaaminayeen cadaanka tirada yari.xunkaas ay dawladaasi ku dhaqmaysayna waxa uu ahaa mid o.dhulkooda. ok gaal buuna ahaa.

dhaqdhaqaaqii Siyaasadda ee mandela[wax ka badal | wax ka badal xogta]

mandeela waxa uu bilaabay mucaaradad.iyÅ kasoo horjeed uu kagsoo horjeeedo .dawladii ay hogaaminayeen cadaanka tirada yari.xunkaas ay dawladaasi ku dhaqmaysayna waxa uu ahaa mid inkiraya in ay dadka madaw xaq u leeyihiin in ay kaqayb galaan arimaha wadanka.sanadkii 1942 ayuu mandeela ka qaybgalay golaha.afrikanka ee qawmiga ah.waxa uu xisbigaasi u doodi jiray xuquuqda daka madaw.waxaana hogaaminaay.dad cadaana.sanadkii.1948.ayuu xisbugu ku guulaysatay.doorashooyinkii.dalka kadhacay.kadib guushii xisbiga waxa dhacday in xisbiga oo dadcadi hogaaminayeen uu dalkii maamulo.oo ku maamula.siyaasad ku waajahan midabtakoor iyo in dadka madaw aanay arimaha dalda kahadlin.kadib.mandeela.wuukabaxy.xisbiga.waxa uu noqday hogaamiye mucaarada.oo kasoohorjeeda.takoorka.dadka madaw.intii hore.mandeela.waxa uu ku baaqi jiray.in takoorka.laga hortago iyda oo aan hublaisticmaalin.laakiin.kadib markii.rasaas.lagufuray.dad.rayida.oo.mudaharaad.kasamaynayay.takoorka.sanadkii.1960.ayaa.mandela.iyo.hogaamiyayaashii.kale.ee.lasoday.ay.qaateen.goaan.ah.in.hubka.laqaato.. waxuu ahaay nin dadka madowga ah ay kufarxaan markasataba iyo meelkastaba

xadhigiisii[wax ka badal | wax ka badal xogta]

madeela waxa laqbaty sandii.1962 iyda oo loohaystay.in uu si sharci daro ah usafray.waxaana lagu xukumay shan sano oo xadhiga.markale ayaa hadana sanadii.1964 laxukumay iyada oo loohaystay.in uu kadanbeeyay.mudaharaadyo.iyo.iyada oo lagu eedeeyay.khiyaamo.qaran.waxaana lagu xukumay.madaxaa hakufurto.sanadihii 27 ahaa ee uu mandeela jeelka ku jiray.xorayntiisa iyo siidayntiisdu waxa ay calaamad u hayd.dadkii madoobaa.ee.takoorka.kasoo.horjeeday.sandkii.1985.ayaa mandeela waxaa loosoo bandhigay.in lasii dayndoono haddii.uu.katanaasulo.kasoo.horjeedka.iyo.mucaaridnimada.dadka.cad.ee.xukunka.haysta. taasna wuu diiday.waxa uu mandela.iskagasii.jiray.jeelkii.ilaa.lagaadhay.11.4.1990.oo ahayd maalintii.uu xoroobay.geesigii.koonfur afrika.waxa siidaayay.oo ku dhawaaqay.in lasiidaayo. madaxwaynihii xiligaa.ee konfur afrika.f.w.dekelayr.kadib mandela waxa uu jaaisada nobal la qaybsaday dakalayar.kadib mandeekla waxa uu noqday madaxwaynihii.madaw ahaa.ee ugu horeeyay.ee.maamula.koonfur afrika.waxa uu maamulayay.koonfur afrika.intii u dhaxaysay.1994-1999

madaxtinimadii konfur afrika[wax ka badal | wax ka badal xogta]

mandeela waxa uu ahaa hogaamiyaha xisbigiisa intii u dhaxaysay 1991-1997. waxa uu madaxwaynaha koonfur afrika noqday sanadii 1994.waxa uu xilka hayay ilaa 1999 markaas oo uu iskii uga tagat xilka madaxtinimada.mandeela waxa uu bilaabaya in uu sameeyo hayada ladagaalanka aydhiska kadib markii madaxtinimada kadagay.


katagistii xilka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

kadib markii mandeela uu Siyaasadda kafdhiistay waxa uu siiraacay hayadaha iyo ururada u ololeeya. dhinaca gargaarka biniaadanimo.


qore.maxamed calanle muse mandeela waxa uu ku dhashay mandaqada taranskay.ee konfur afrika.aabihii waxa uu ahaa madaxa qabiilada tinbo ee caanka ah.aabihiina waxa uu dhintay isaga oo aad uyar.kadib waxaa loo diyaariyay sidii loogu dooranlahaa booskii aabihii, kadib waxa uu waxbaradsho kabilaabay dugsi kuyaala gudaha gobalkiisa sanadii.1930 kadib waxa uu ku biiray jamacada harfort.laakin waxa uu kabaxay sanadii 1940 isaga iyo saxibkiisioi qaaliga ahaa ee.olafiyer tanbo.kabixitaankaa jaamacada waxa ay kadanbaysay kadib markii.lagu eedeeyay in ay ka qaybgaleen mudaharaad arday madawahaa ay samaysay.waxa la ogayahay in mandeela uu soomaray xili ardaynimo oo aad u adag.waxa uu soomaray iskuulo iyo jaamacado aad ubadan.waxa ay ahayd konfur afrika xiligaa.mid ay hadheeyeen.dhibaatooyin.waawayni oo ay u wayntahay.arintii midab kala sooca.ee kajiray wadankaa. xiligaas dadka madaw xaq umay lahayn in ay codeeyaan.iyo in ay kaqaybglaan arimaha Siyaasadda. taas waxaaba kasioidarnaa xukuumadii.ay dadka yar ee cadaanka ahi lahaayeen waxa ay kusamaynkjiraty dadka madaw in ay kaqaado dhulkooda.oo marmarka qaar laga eryo.dhulkooda.

[Wax ka bedel] dhaqdhaqaaqii Siyaasadda ee mandela mandeela waxa uu bilaabay mucaaradad.iyÅ kasoo horjeed uu kagsoo horjeeedo .dawladii ay hogaaminayeen cadaanka tirada yari.xunkaas ay dawladaasi ku dhaqmaysayna waxa uu ahaa mid inkiraya in ay dadka madaw xaq u leeyihiin in ay kaqayb galaan arimaha wadanka.sanadkii 1942 ayuu mandeela ka qaybgalay golaha.afrikanka ee qawmiga ah.waxa uu xisbigaasi u doodi jiray xuquuqda daka madaw.waxaana hogaaminaay.dad cadaana.sanadkii.1948.ayuu xisbugu ku guulaysatay.doorashooyinkii.dalka kadhacay.kadib guushii xisbiga waxa dhacday in xisbiga oo dadcadi hogaaminayeen uu dalkii maamulo.oo ku maamula.siyaasad ku waajahan midabtakoor iyo in dadka madaw aanay arimaha dalda kahadlin.kadib.mandeela.wuukabaxy.xisbiga.waxa uu noqday hogaamiye mucaarada.oo kasoohorjeeda.takoorka.dadka madaw.intii hore.mandeela.waxa uu ku baaqi jiray.in takoorka.laga hortago iyda oo aan hublaisticmaalin.laakiin.kadib markii.rasaas.lagufuray.dad.rayida.oo.mudaharaad.kasamaynayay.takoorka.sanadkii.1960.ayaa.mandela.iyo.hogaamiyayaashii.kale.ee.lasoday.ay.qaateen.goaan.ah.in.hubka.laqaato..

[Wax mandeela waxa uu bilaabay mucaaradad.iyÅ kasoo horjeed uu kagsoo horjeeedo .dawladii ay hogaaminayeen cadaanka tirada yari.xunkaas ay dawladaasi ku dhaqmaysayna waxa uu ahaa mid inkiraya in ay dadka madaw xaq u leeyihiin in ay kaqayb galaan arimaha wadanka.sanadkii 1942 ayuu mandeela ka qaybgalay golaha.afrikanka ee qawmiga ah.waxa uu xisbigaasi u doodi jiray xuquuqda daka madaw.waxaana hogaaminaay.dad cadaana.sanadkii.1948.ayuu xisbugu ku guulaysatay.doorashooyinkii.dalka kadhacay.kadib guushii xisbiga waxa dhacday in xisbiga oo dadcadi hogaaminayeen uu dalkii maamulo.oo ku maamula.siyaasad ku waajahan midabtakoor iyo in dadka madaw aanay arimaha dalda kahadlin.kadib.mandeela.wuukabaxy.xisbiga.waxa uu noqday hogaamiye mucaarada.oo kasoohorjeeda.takoorka.dadka madaw.intii hore.mandeela.waxa uu ku baaqi jiray.in takoorka.laga hortago iyda oo aan hublaisticmaalin.laakiin.kadib markii.rasaas.lagufuray.dad.rayida.oo.mudaharaad.kasamaynayay.takoorka.sanadkii.1960.ayaa.mandela.iyo.hogaamiyayaashii.kale.ee.lasoday.ay.qaateen.goaan.ah.in.hubka.laqaatoka bedel] xadhigiisii

mandeela hada waxa uu uyahay wadanka koonfurta afrika aabaha aasaasy wadankaas Madaxwayne mandeela wali wuu noolyahay dadiisuna waxa ay sare u dhaaftay 90 inkasta oo uu aad u ildaranyahay