Jump to content

Niiroon

Ka Wikipedia

Imbiraadoor Niiroon (13ka Oktoobar 37 ilaa 9ka juun 68) wuxuu ahaa kan shanaad ee Boqorada Roomaanka waana kii ugu dambeeyay Boqorada Qoyska Yuuliyoo-Koliyooda, wuxuu aad ugu caan ahaay intuu xilka haayay naxariis la'aan