Ningning
Appearance
Ningning | |
|---|---|
Ningning ee 2024 | |
| Macluumaadka asalka | |
| Magaca dhalashada | Níng Yìzhuō |
| Dhashay | October 23, 2002 Harbin |
| Qalabka | Cod |
| Sanadaha Shaqada | 2020–hada |
| Calaamadaha | SM Entertainment |
| Falalka la xiriira | Aespa |
Ning Yìzhuō (宁艺卓) si fiican loogu yaqaan Ningning (宁宁) waa heesaa Shiinees ah oo hoos timaada SM Entertainment. Waxay xubin ka tahay kooxda gabdhaha Aespa.[1]