Jump to content

Northbridge

Ka Wikipedia

Northbridge: waa qayb ka mid ah Chipset-ka waxay gacanta ku haysaa xidhiidhka xawligaa sare leh ee u dhaxeeyan CPU,RAM AND GPU.