Oğuzhan Özyakup
Appearance
|
Özyakup oo u Safan Xulka Qaranka Turkiga | |||
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Dhashay | 23 September 1992 | ||
| Ku dhashay | Zaandam, Holland | ||
| Joogga | 1.80 m (5 ft 11 in) | ||
| Booska cayaarta | Khad Dhexe | ||
| Macluumaadka Naadiga | |||
| Kooxda Hadda | Beşiktaş JK | ||
| Nambarka | 15 | ||
| Ciyaartooyda yar-yar | |||
| 2005–2008 | AZ | ||
| 2008–2012 | Arsenal | ||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 2011–2012 | Arsenal | 0 | (0) |
| 2012– | Beşiktaş JK | 110 | (19) |
| Xulka Qaranka‡ | |||
| 2008–2009 | Holland 17-Jirka ah | 15 | (5) |
| 2011–2012 | Holland 19-Jirka ah | 9 | (2) |
| 2012–2014 | Turkiga 21-Jirka ah | 7 | (3) |
| 2013– | Turkiga | 15 | (1) |
† Appearances (Goals). | |||
Oğuzhan Özyakup waxaa lagu naaneesa Ozzy waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga. wuxuuna hadda khadka dhexe uga ciyaaraa kooxda Beşiktaş JK ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga. waxaa uu hore ugusoo dheelay kooxda Arsenal ee dalka Ingiriiska. Özyakup waa ciyaaryahan aad u xirfad badan waxaana lala meeldhigaa halyeeygii reer Farans ee Zinedine Zidane.