Bablo bekaso
Muuqaal
(Waxaa laga soo toosiyay Pablo Picasso)
43°33′15″N 5°36′16″E / 43.554142°N 5.604438°E


Bablo Bekaso (Pablo Picasso, 1881-1973) waxa uu ahaa farshaxan iyo fanaan waxa uu u dhashay wadanka Isbania waxa uu dhashay sanadii 1881 waxa uu ahaa mid kamida kuwa ugu caansan farshaxanada caalamka .waxa uu kudhashay magaalda malaga waxa uu bikaaso fanka iyo farshaxanimada kusoobiiray goorhore isaga oo aad uyar.
Wikimedia Commons waxay heysaa war la xiriiro Pablo Picasso.