Jump to content

Panhard AML

Ka Wikipedia

Panhard AML



taangi fudud oo leh shaagag iyo qori oo loo isticmaalo ciidamada adduunka oo dhan taangiga Panhard waa mid fudud oo si degdeg ah u socda waxayna ka timid Faransiiska oo ah waddan Yurub ah.