Portal:Carabta

Ka Wikipedia
بسم الله الرحمن الرحيم
بسم الله الرحمن الرحيم

Hadda waxaa wikipedia carabta ku jira, insaykolobediyaha xorta ah 2 maqaalo xirrir la leh Carabta

 



Carabta waa laan ka mid ah shucuubta samitik asaas ahaan waxay degaan Dhulka Carabta labadiisa qaybood Aasiya iyo Afrika marka lagu daro xeebaha bari ee Afrika, Iiraan iyo Turkiga iyo dalalka loo haajiro.

Carab waa ruux kasta ee af-kiisa hooyo yahay Af-Carabi ama aabihiis carab yahay. In laga helo tiro yar oo carab ah tro ahaa marka loo eego dhammaan daafaha Aduunka.
(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)
 Ma ogtahay

... In Af-Carabiga dadka ku hadlaa ay dhaafeen 430 Malyuun qof.

... In Af-Carabigu ka koobanyahay 28 Xaraf oo qoran, dadka qaar waxay ay u arkaan in ay tahay 29 hamzada xaraf madax bannaan.

 Sawir xul ah
kutub quraan ah ee xilligii cabbaasiyiinta la qoray Far-Carabi.
...Kayd Dheeraad...
 Qeybaha
Ma jiraan wax laamaha qaybaha ah
 Partal Bahwadaag
 Tirakoob


Magaalada Dalka Tirada Carabta La aasaasay Sawir
Qaahira  Masar 17,856,000 969 m
Qaahira
Qaahira
  Mashaariic bahwadaag ah