Portal:Bulsho/Hordhac

Ka Wikipedia

Bulsho waxaa la yiraahdaa koox dad ah oo ku nool baro cayiman oo ay ka dhaxayso xidhiidh iyo cilaaqaad ay ku daneesanayaan qofka iyo bulshaduba.

waxay lamid tahay Bulsho kalmad ingriis ah society taasoo ka dhigan bulsho si nabad ah kuwada nool, taasoo u-dhaxaysa labada dhinac.