Portal:Bulsho/Maqaal Xul Ah/1
Sheekhaal Guudle (Maxamed Fiqi Cumar)
Sheekhaal Guudle waa mid ka mid ah beelaha oo wato magaca Sheekhaal, waxayna ka mid yihiin dadka ugu caansan xadaaradaha soo jireenka ah. Waxay kaso faracmeen Sheekh Fiqi cumar
Shaxda Beesha Beelweynta Sheekhaal Guudle (maxamed fiqi cumar Reer xasan Shiikh Aflax Xasan Cilmi Xasan Cusmaan Xasan
Sheekh Cilmi Xasan
Maxamuud Cilmi, Soomane Cilmi, Whliya Cilmi,
Deegaannada Sheekhaal Guudle
1-Gobolka Shabeelada Dhexe :
Balcad , Jowhar,
2-Gobolka Banaadir:
Xamar Jajab Xamarweyne Madiina ( Wadajir) Waabari Dharkeenley Yaaqshiid Kaxda
Dadka ugu caansan
1-Caaqil Hadaafow Xasan Walaal( waxaa u ahaa Nabadoon beesha aad u qadarisa) 2-Nabadoon Xaaji Maxamed Macalim Xuseen Shiiqaalow
3-Sheekh Maxamed Xasan Abuukar (Macalim Baari) , mid kamid ah culumada xamar iyo Balcad
4- Sheekh Ibrahim Qaasim , mid kamid ah culumada xamar iyo Jowhar
5-Xil. Abuukar Xasan Abuukar (Abuukar Xasey)