Portal:Cunto/Ma Ogtahay
Appearance
- Ma ogtahay in...
- Bariiska, qamadiga iyo galleydu yihiin cuntada ugu badan ee laga cuno caalamka, kuwaasi oo u dhigm 61% Cuntada Aduunka.
- Kaluunku leeyahay borotiin aad u badan. Dunida maanta waxaa jira beero lagu dhaqo kaluunka ay dadku quutaan.
- Cunitaanka ukunta ee maalin kasta keento xanuunka macaanka "sonkorow".
- Qassabku yahay dhirta ugu badan ee loo beerto ganacsi.
- Quraaca aroortii tahay cuntada ugu muhiimsan maalinta.
- Halbeega cuntada loo yaqaano Kallari.
- Inaad noolaan karto wakhti dhan todobaad (7 cisho) cunto la'aan.