Portal:Farsamo/Hordhac

Ka Wikipedia

Farsamo (English: Technology) Waa macna isku soo laa laabanaya Farsamo technique. waxay leedahay macno farabadan Qeexis ahaan. waxyaabaha loo yaqaan waxaa ka mid ah Horumarin dhaqan galinta qalabka isku rakibista aaladaha kuwaasoo hab iskood ah ushaqayn kara tasoo dadka ka caawinaysa dhibaatoon soo food saari kara taasoo ka dhalan karta qaladaadka bini aadamka، macna ahaan hadii loo soo gaabiyo waa adeegsiga qalab kala duwan si loo hormariyo wax soo saarka dadka iyo hagaajintiisa.

Macna kale waxaa lagu cabiraa cilmiga Farsamada habka fakarka iyo waxyaabaha uu adeegsado bini aadanka si loo helo waxyaabaha dabiiciga ah، sidoo kale waa samaynta iyo dhaqan galinta Aqoonta taasoo loogu adeegayo dadka ee alifaadda iyo hormarinta.