Portal:Fiisikis/Hordhac

Ka Wikipedia
A stylized depiction of a Lithium atom.
A stylized depiction of a Lithium atom.
Dowr sawir.
Dowr sawir.

Fiisigis waa erey Giriig ah (φύσις) oo macnahiisu yahay Dabeecad (Carabi:فيزياء Ingiriis: Physics) waa cilmiga barashada Maatarka iyo dhaqdhaqaaqiisa ee u dhaxeeyso mudo, sida Ileyska. Kulka, Dhaqdhaqaaqa IWM, Taagta Walxaha Xoog oo la hoos dhigay Bed, ama awooda xoog uu ku hayo qeyb dululaatiga ka mida waxaa loo yaqaanaa cadaadis. Waxaana cadaadiska lagu suntaa xaraf giriiga, kaasoo ah σ (sigma). σ = F/A Hadii cadaadisku togan yahay waxaa loo yaqaanaa cadaadis kala-jiidan, hadii uu taban yahayna waa cadaadis isku urur.