Portal:Luqad/Hordhac/Maqaal

Ka Wikipedia
Waa maxaay luqad
Framework
Framework

Luqad waa waxa suuragalinaya howlaha wada xiriirka iyo garasho ee u dhexeeya aadanaha, waana adeegsi lagu cabiro dareenka, shucuurta iyo doonista warka, waana wasiilada gaarsiinaysa aadanaha isgarasho; sida isugudbinta macluumaadka xifdinteeda iyo isi soo gaarsiinteeda jiilba jiilka ka dambeeya, waana dhaqan, oo ah mid ka mid ah habdhaqanka aadanaha, haddii aan intaa laga helin ma noqon karto luqad.