Portal:Luqad/Ma ogtahay

Ka Wikipedia
  • Carabka Soomaaliga ma awoodo in uu si wanaagsan ugu dhawaaqo (V) iyo (F) sida kalmadda v</o>a) ama kala saaro laba xaraf (B) iyo (P) sida Bologna iyo Polonia).
  • Ajaanibta barata Af-Soomaaliga ma awiidaan in si wanaagsan ugu dhawaaqaan xarfaha (C) iyo (X).
  • Xarafka (Dh) waxaa laga helaa Af-Soomaaliga oo kaliya.
  • ... Maalintii waxaa aduunyadu ku hadashaa 6912 luqadood oo kala duwan (Tixraaca:ethnologue)
  • ... luqadda Oromoda iyo tan Soomaaliga waxay ka mid yihiin Afriasyatik.