Portal:Siiro/Hordhac

Ka Wikipedia

Icon

Taariikh nololeed (Buugga taariikhda) Waa erey aan Af-Soomaali ahayn, asal ahaan waxay ka timid Af-Carabi (السيرة) Ingriis ahaan waa (Biography), waxaana loo daliishadaa aqrinta taariikh nololeedka gaarka ah sida dadka khibradd aqooneed leh, sidoo kale kuwa qoraalladooda aadka looga faaiideeystay iyo suxufiyiinta, waxaa soo gali kara xarumaha aqoonta, sidoo kale meelah uu tagay qofka taariikhda laga qorayo. Biografia way ka duwantahay Bibliografiya, waa erey Gariig ah Ingriis ahaan waa: Bibliography.