Portal:Yurub/Maqaal xul ah/4

Ka Wikipedia

Midowga Boqortooyada Biritayn (Af Ingiriis : United Kingdom of Britain; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo UK) waa wadan ku yaalo waqooyi galbeed qaarada Yurub. Midowga boqortooyadani waa gasiirad ka go'an qaarada Yurub inteeda kale. Britain waxee ka koobantahay, Gobolada Ingiriiska, Skotland, Waalis iyo Woqooyiga Irland. Wadanka Britain waa wadanka ugu badan caalamka xaga gumeysiga sida aysheegen qorayaasha calamku isagoo lagu xusuusto gumaysigii u caalamka intiisa badan ku gumaystey ahna imika wadanka caalamka ugu xooga badan waa wadan aad iyo aad dadkiisu xadaarada ugu dheerayan waana wadanka koobad ee dadka madow ictiraafay wadankaa waxaa lagu xasuusta doorkii uu ka qaatey dagaalki labaad ee aduunka waa door layaab leh isagoo Ingiriisku uu qabsadey caasimadii hitler uu ka talinayey ee barlin isaga iyo maraykanka iyo farance inkastoo anay dawladahaa an hore kusoo xusay anay waxba ka qabsan balse uu isagu siyaasadii lagu qabsadey fikradeeda bixiyey go. Aankii lagu gaadhey magaalada london ee caasimada wadanka ingiriiska ee ahaa ina aduunka laga tirtiro xasuusta Hitler oo la hirgaliyey 1945 oo laga qabsadey dhamaanba wadamadii ugumaysanayey iyo wadankii Jarmalka.