Qaamuus aqooneedka af-soomaaliga

Ka Wikipedia

Qaamuus aqooneedka af Soomaaliga (tijaabo)[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qeybtan waxay ku socotaa tijaabin ku wajahan qaabka la iskula meeldhigi karo ama la isugu raaci karo erey, weedh, oraah, magac bixin ama cinwaan u yeelid IWM. Arrinkan waxaan ku billaabeynaa doodwadaag dabacsan oo ku saabsan boggan Wikipedia-ha af-soomaaliga ah magacii uu yeelan kari lahaa. Fikradaha la qabi karo, waxaa habboon in la raaciyo sharaxaaddooda iyo ilaha laga soo xigtay. Qoraalkan waxaa loo dhammeystiri doonaa sida ugu dhakhsaha badan.

Fiiro gaar ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Haddii aad dooneyso inaad igu raacdid, i saxdid ama wax aan xasuusneyn igu darsatid, fadlan qoraalkaaga dabadhig keyga, adigoo aan kan hore waxba ka baddaleynin. Mahadsanid.

fariisinta cinwaanka uu boggan yeelan karo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxaa la soo jeediyey magacyo ama cinwaanno loo bixin karo boggan. Sida ay u badantahay, waxay noqon doontaa in loo bato dhinaca la is leeyahay ku dhawaaqiddeeda ayaa fudud ama "wey dhadhameysaa". Magacyada la soo jeediyey waxaa ka mid ah: Qaamuus aqooneedka xorta ah, Qaamuuska xorta ah ee aqoonta, Qaamuuska aqoonta guud, insaykolobedia iyo kuwo kale. yaa tahay adiga waxaan oran lahaa xogta wikipedia si loo garto magaca asalkiisa looguna daro isla markaas oraah soomaaliyeed oo tusinaysa ujeedada boga

Awoodda go´aan qaadashada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

caddeynta iyo sal u yeelidda qaabka ereyga, odhaahda, qoraalka weedha, ama weer IWM== dhismaha weedha

Jihooyinka ay qoraaladu ku salaysnaan karaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

cilmiga luqadaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

siyaasadda lahjadaha iyo goboleysiga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

aniga waxaa eey ila tahay in loo dhaafo wikipedia-hiisa oo laga daalacdo boggan iyadoo luuqadda un la badili karayo sida haddaba loo badasho oo loogu bedelan karo afka soomaaliga.