Jump to content

Qallaafo

Qallaafo
قلافو
Kelafo
Magaalo
Naanaysta: 
Halku-dhig: 
Magaalada Cagaaran
Qallaafo is located in Ethiopia
Qallaafo
Qallaafo
Meesha ay dhacdo Qallaafe ee Itoobiya
Isku-duwayaasha: 5°35′20″N 44°12′20″E / 5.58889°N 44.20556°E / 5.58889; 44.20556
WadankaItoobiya
DeegaankaDeegaanka Soomaalida
GobolkaQalaafo
La aasaasayQarniyo kahor
Dawladda
  NoocaIsmaamul magaalo
  Duqa magaalada-
Bedka
  Wadarta
35 km2 (14 sq mi)
Joogga
233 m (764 ft)
Dadka
(2015)
  Wadarta
14,242
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)
Waxaa ku yaalla wabiga Shabeelle oo mara magaalada.

Qallaafo (Af Ingiriis: Kalafo) waa magaalo ku taala Gobolka Soomaali Galbeed ee wadanka Itoobiya.[1] Magaaladani waxay ka tirsan tahay gobolka Qalaafo, waxaana ku dhaqan dad Soomaali ah. Dhinaca kale, magaalada Qallaafo waxay dhacdaa 05°35′20″N 44°12′20″E / 5.58889°N 44.20556°E / 5.58889; 44.20556 isla markaana leedahay 233 mitir ka sareeysa jooga bada.

Magaalada Qallaafo waxay ka mid tahay dhowrka magaalo ee ugu camiran deegaanka Soonka Qallaafo, waxaana magaalada dhex mara Webiga Shabeelle kaasi oo dhowr jeer ku fatahay deegaankaasi.[2] Intaasi waxaa dheer in magaalda Qallaafo leedahay gego diyaarad kaasi oo lagu magacaabo Gegada diyaaradaha Qallaafo (ICAO ereybixin: HAKL).

Sida ay warbixin ku sheegtay Hay'ada Tirokoobka Bulshada Itoobiya waxaa ku dhaqnaa magaalada Qallaafo tiro dad ah oo dhan 14,242 sanadkii 2015ka; kuwaasi oo loo sii kala saaray 7,522 rag ah iyo 6,720 dumar ah.[3]

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Frederic Vigneau, "Field Report of Gode and Kalafo zones" Archived Oktoobar 8, 2010 // Wayback Machine, UN-OCHA website, August 1994
  2. "Update on Response to Floods of Gode Zone" Archived Oktoobar 8, 2010 // Wayback Machine, UN-EUE June 1995 (accessed 26 February 2009) Archived Oktoobar 8, 2010, at the Wayback Machine
  3. CSA 2005 National Statistics Archived Agoosto 13, 2007 // Wayback Machine, Table B.4 Archived Nofeembar 23, 2006, at the Wayback Machine