Hanteynta

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Qaniimeynta)

Hanteynta ama raasamaalka ama qaniimeynta waxaa af ingiriis lagu dhahaa capitalism. Hanteynta waa nidaamka dhaqaale ee aduunka oo dhan laga isticmaalo, wuxuu ku saleysan yahay kobcin ku saleysan lacag la’aan, nasiib daro nidaamkan sidoo kale waa kan loogu tartamayo taariikhda maadaama uu taajiriinta ka dhigo mid taajir ah miskiina sabool ah.