Qansax dheere

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Qansaxdheere)
Jump to navigation Jump to search

Degmada Qansaxdheere waa Degmo wayn oo ka tirsan Gobolka Bay ee Dalka soomaaliya Qansaxdheere waxay Baydhabo u jirtaa 90 KM waxayna kaga beegan tahay Baydhabo koonfur galbeed. Degmada Qansaxdheere waxaa dega Beesha geelidle ee sida wayn loo yaqaano Konfurta Somalia, Degmada Qansaxdhere dhaqaaleheedu wuxuu ku tiirsan yahay Beeraha, Xoolaha iyo Ganacsiga Degmadu waxaa hoos yimaada Tuulooyin fara badan waxaana kamid ah  Mookubow Ismacil Abeey Shanta Mundul Busley Horgooyty May waydiyaasa Buulo Jadiid Buulo-Gumar Harer jiron Bulo-jadiid Tiirka Bandhato Bunbeegaay Elgeedow Kulan Jareer Welmalaas Caray Moorobusle Boolomundul Mayaawow Edaanqabow Lowa Forar Esow  Mayaaw  Hasan Mumin Sarta  Hogoyti Alio Mad arale  Jafey Jiray  Buulo Haji Habaal Barbaare korinbood Balad Amiin Raamacadey jimeedada bunbeegay iyo Banban Degmada Qansaxdheere waxaa kasoo jeeda siyaasiyiin caan ah sida Ganaral Cabdi wahaab oo loo yaqaaney Garweyne, Haji Manur Malaq.Abdullahi Ibrahim Birkan, Sheik Alio Dhubow Sheik Ali Nur, Abdi Ibrahim Aw Shirfow Haji Abdi nor Mad macalin dhinaca maamulka hada waxaa Gacanta Kuhaya Ciidamada Mamula Konfur Galbeed Somali iyo Ciidamo Amisom Qaybtoda Ethopia waxaana Saaran Cunaqabateen mudo 5 sano kudhowaad Dhanka Amniga waa uu fican yahay waxaana hada ka shaqeeya Hay,ado ilaa 8 Gaarayo dadkeedu waa Dad Jecel Nabadad iyo Hormarka Deganada ay Besha Gelidle Degto waxaa ka mid ah sida Degmada Qansaxdhere Gobalka Baay ,Bakool, Dhanaawe, Gudo, Burdho, Gedo ,Gaaguure, Jubada Dhexe, Degmada Sakow, Jubada Hoose