Qaraabakiil
Appearance

Qaraabakiil (af-ingiriis: nepotism) ama gabood waa falka in la taageero qaraabada ama asxaabta, gaar ahaan iyadoo loo siinayo shaqooyin ama faa'iidooyin kale, iyada oo aan loo eegin kartida ama xirfada qofka. Eexaysigan, kalaxigsigan iyo sinjifaquuqan wuuxu badanaa ka dhaca goobaha shaqada, siyaasadda, ama ururada kale, halkaas oo dadka ku saayirsan dadabsi oo haysta awood dadabsi ay ku dalacsiiyaan ama shaqaaleysiyaan xubnaha qoysaskooda ama asxaabtooda iyagoo dayacsan dadka kale oo xirfad leh ee si fiican u qalma. Dhaqankan guud ahaan waxaa loo arkaa mid aan anshax ahayn, sababtoo ah waxay hoos u dhigeysaa sinaanta iyo galabsanaanta ku saleysan xirfadda.[1]
tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "nepotism". NEPOTISM | meaning in the Cambridge English Dictionary. Cambridge Dictionary. Archived from the original on 12 November 2020. Retrieved 23 July 2021.