Jump to content

Qarax

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Qarxin)
Meel qarxin ah
Qarxinta 16 tan oo walxo qarxa ah.
Meel qiiqa iyo ololku isqabsaday qarax ka dib.

Qarax (Af Ingiriis: explosion; Af Carabi: انفجار) waa marka awood badan si dhaqso ah uga soo baxdo meel ay ku jirtay taasi oo dhalisa heerkul kor-u-kaca iyo neefo hawada lagu soo daayo. Qarxin waa kordhidda tamarta oo heerkuleyl iyo gaas samayso.

qarxinta waa maado weyn oo loo yaqaano tnt waa maadada qaraxa sababa.

Tixraac