U bood nuxurka

Qaxdaaniyiin

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Qaxdaaniyiin ama Dhagacas dhashii qaxdaan waa carabta asalka ah, waana qabiilooyinka ku abtirsada odayga Qaxdaan sida ay sheegaan kuwa Nasabka yaqaanna, [1] taariikhyahanada qaar ayaa rumaysan in magaciisu ahaa Yaqdaan,  waxaa ka mida kuwa saas qaba taariikhyahanka caanka ah ee Ibn Khalduun.[2]

Qabiilooyinka ku abtirsada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Dhagax xardhan, oo yaala Shabwa, boqortooyadii Xadra moot

waa banuu kahlaan bin saba bin yashjab bin yacrub bin qaxdaan, waxayna u qaybsamaan lix qaybood

  • Mudxij
  • Day
  • Murra
  • Khawlaan[3][4]
  • Ashcar
  • Rabiica
  • Qawt

waxayna u sii kala baxaan qabiilooyin iyo jufooyin

Ximyar bin Saba  bin yashjab bin yacrub bin qaxdaan

sadex ayay u qaybiyaa

waxayna u sii kala baxaan qabiilooyin iyo jufooyin

  1. ↑ المفصل في تاريخ العرب قبل الإسلام ص 399
  2. ↑ تاريخ ابن خلدون - ابن خلدون - ج ٢ق١ - الصفحة ٤٦
  3. ↑ جمهرة انساب العرب لابن حزم الأندلسي
  4. ↑ لإكليل 10/ 293
  5. ↑ الإكليل ج2 ص 331
  6. ↑ ابن حزم ص 460
  7. ↑ جواد علي، المفصل في تاريخ العرب قبل الإسلام الجزء الرابع ص190-204.
  8. ↑ الهمداني الصفة ص 167