Jump to content

Qaxii Farmaajo

Ka Wikipedia

Qaxii farmaajo waxa oo dhacay bisha april 2021 kadib markii ciidan ka amar qaata madaxweynaha waqti xileedkiisa dhamaaday ee soomaaliya maxamed cabdulahi farmaajo ee weerareyn Meeli ay degan yihin Musharaxiinta u tartamaa in ay qabtaan xilka madaxweynimo ee soomaaliya kuwaas oo kala ah

  1. Xasan shiikh maxamud
  2. cabdiraxmaan cabdishakuuur

Dadka shacabka ah ee dagan degmooyinka Kaaraan Hodan iyo Howl wadaag ayaa ka qaxaya Guryahahooda

Sida ay sheege Hey,ada OCHA dadka xafadaas ka qaxay ayaa lagu qiyaasayaa in ay gaarayaan inta u dhaxeso 60,000 ilaa 100,000 qafood