Qdot
| Qdot | |
|---|---|
| Macluumaadka asalka | |
| Magaca dhalashada | Qudus Fakoya Oluwadamilare |
| Sidoo kale loo yaqaan | Qdot |
| Nooca fanka | Hip-hop, Afrobeat |
| shaqada | Muusigyahan, qoraa heeso |
| Sanadaha Shaqada | 2013—hadda |
| Calaamadaha | Yoruba Boi Music |
Qudus Fakoya Oluwadamilare, oo loo yaqaano Qdot , waa muusikiiste reer Nayjeeriya ah iyo halabuur heeseed. Waxa uu caan ku yahay heesaha "Gbese", "Alomo meta" iyo Emilokan Isagu waa maamulaha guud ee sumadda heesaha Boi Music Yoruba iyo ku guulaysta Abaalmarinta Farshaxanka Asaliga ah ee ugu Wanaagsan 2019.
Nolosha hore iyo waxbarashada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qdot waa curadkii aabbihiis. Shahaadada SSCE waxa uu ka qaatay United Secondary School, waxa uuna shahaadadisa sare ka qaatay Kuliyada Farsamada Yaba oo uu ku bartay Fanka Guud.
Xirfad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qdot waxa uu bilaabay xirfadiisa muusiga markii uu ku jiray dugsiga hoose Waxa uu ku soo caan baxay 2013 heesihiisa "Alomo meta" iyo "Ibadan" halkaas oo uu ku soo bandhigay muusikiiste kale oo caan ah Olamide Qdot wuxuu inta badan ku heesaa luqadda Yoruba
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]"Heestaydu, 'Gbese' waxay leedahay taageero ruuxi ah -Qdot"