Qubo
Appearance

Qubo (Chelonia, Testudines, Af Ingiriis : turtles, turtle;) oo ay maadlowaha u yaqiin Testudines ama maadlowada u yaqiin Chelonia waa xamaarato waxaa na af ingiriis lagu dhahaa turtle. [1] Mansabka qubooyinka ama Testudines wa mansab ee ugu sareeya mansan noolaha ee tetrapod ah oo dahaar leh. Qubaha waa noole oo dahaar leh ee feeraha ka midha-dhasha. Qubaha casriga, waa laba nooc: Pleurodira (qoor leh) iyo Cryptodira (ay qoorta qarsan tahay). 360 oo sinji ee qubo ayaa jira ee nool ama dhawaan salguuray Dhahaarka qubaha waxay ka samaysman yihiin laf. Lakabka dhahaarka wuxuu ka samaysman yahay Keratin: Keratin wa walxo oo la siman ka timaha iyo ciddiyaha.
Sinjiyo ee qubo ka farcama waxaa ka mid ah:
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Hofmeyr, Margaretha D.; Vamberger, Melita; Branch, William; Schleicher, Alfred; Daniels, Savel R. (July 2017). "Tortoise (Reptilia, Testudinidae) Radiations in Southern Africa from the Eocene to the Present". Zoologica Scripta. 46 (4): 389–400. doi:10.1111/zsc.12223. S2CID 88712318.