Qurac-Madoobe

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Qurac-Madoobewaa tuulo ku taalo gobalka sh,,dhxe,,waxayna ka tirsan tahy,,,,toolooyinka hooos yimaada degmada mahadaay,,waxayna qiyaastii 13km,u jirta mahday,,waxayna ka xigtaa dhinaca qorax ka so bax waxa mara wadaada ka baxda mahadaay oo aada biya cade...tuulado waxay caan ku tahy xoolaha iyo beraha waana meel ku wanaagsan intaba waxaa ku yaalo goobaha kala duwan e lagu barto diinta dadku intoda badan waa xoolo dhaqato waa tuula aad u yar haddane dadkeeda ay wax badan ku soo biiriyaan dalka waana dad jecel nabada waxaana ka soo jeedo dad badan oo caan ka ah bulshada dhexdeeda sida:

1. pro cali maxamed geedi 2. dr luu gudoomiye ku xigeenka maxkamadda sare 3. Maxamed cumar xabeeb maxamed dheere 4. Xaaji abuukar cumar cadaan 6.bashiir Rage 7. Cabdi jiinow calasow 8. c/qaadir cosoble madaxweynaha labada gobol 9.cali c/laahi xuseen gudomiyaha gobolka shabeelaha dhexe 10 korneel max,ed maxamud cosoble ( kornel kaawo)












Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Dhexe Calanka Soomaaliya
Aadan Yabaal · Balcad · Cadale · Jowhar · Mahadaay Weyn · Qalimow · Raagge Ceele · Ruun Nirgood · Warshiikh · Ceel-Fooldheere · Qurac-Madoobe · Dharkeelay · Ceel-Baraf · Biya-Cade · Miir-Taqwo · Caadleey · Gumaroow