Qusuusi

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Qusuusiga waxay ahayd dawlada daraawiishta. Qusuusiga, waxaa ka mid ahaa:


  • Hussein Yusuf Ajuuraan, oo Jaamac Siyaad ahaa - abaanduule Endow Pass 1917 (oo loo naanaystay Agararan)[1]
  • Xirsi Cartan Boos oo Jamac Siyad ahaa, muqaddimka ee Richard Corfield dilay; qusuusi-ahaan xabsiga Berbera lagu xiray
  • Seeraar Shawe oo Jamac Siyaad ahaa; dalyaqaan; abaanduulkii dagaalkii 1914 Berbera; Qusuusi-ahaan xabsiga Berbera lagu xiray
  • Duale Ileeye oo Jamac Siyaad ahaa, muqaddimka dagaalkii 1914 Shimbibiris; qusuusi-ahaan xabsiga Berbera lagu xiray
  • Warsame Cali Gulaydh, oo Jama Siad ahaa - la taliyaha Dul Madobe


  • Cabdul Cilmi Xaasey, Ugaadhyahan, taliyaha dagaalkii Darwiish vs Ilaalos 1919kii meel Yufle u dhow
  • Gaannii Gaalleef
  • Soofe Gaalleef, Maxamuud garaad oo gaashaan iyo muqaddim ka ahaa gobolka Sanaag
  • Bullo Nur Xiddig, dhiirigelinta kooxda Garbo; oo Nur-Axmed-Samakab-Ugaadhyahan ahaa
  • Nur Xidig, la taliyaha Sayyidka; oo naleye ahmed-Maxamud Garaad ahaa - duqeynta RAF ka-hor (pre-RAF airstrikes)
  • Afqarshe Xassan Ismail, oo Adan-Naleeye ahaa; afhayeenka Darwiish



  • khaliif looyaan
  • aw-guuliye waaley
  • Qaloombi waaley
  • Mire Gorgor


  • Xareed Duubi Deero, Barkhad ahaa; dhiirigelinta xarunta


  • Ali Nayroobi, Ugaasyada Bah Nugaal Dhulbahante ahaa
  • Maxamuud Fayte, Ugaasyada Bah Nugaal ahaa, muqaddimka dagaalkii Habarhumbulle 1910 vs Reer Khalaf Majeerteen
  • Cabdille Ibraahim, Xassan Ugaas ahaa - gudoomiyaha Cirshiida, Sanaag, muqaddimka dagaalka Hagoogane



  • Macalin Maxamed Nuur, Qayaad Bah Nugaal, (wakiil - diplomat)
  • Faarax Qarshi/Qashe, oo Qayaad bah Nugaal ahaa, (hogaamiyaha Bah Udgoon/reer webi; taliye dagaalkii 1913 Beledweyne)
  • Macalin Cagadhiig oo Qayaad bah nugaal ahaa (madaxii Beledweyne - governor of Beledweyne)
  • Xirsi Jeedlade oo Qayaad Bah Nugaal ahaa; soddog u ah sayyidka walaalkii Yusuf, muqaddimka dagaalkii 1913 Beledweyne
  • Diiriye Shirwac Caytan, gaashaanka dagaalkii Beledweyne



  • Shire Jama, Reer Axmed Marehan (ergay - delegate)
  • Shabeel Carab, Reer Kooshin Marehan (ergay - delegate)
  • Hirsi Akaal, Reer Warfaa Marehan (ergay - delegate)
  • Ismail Khaire, warsangeli ahaa
  • Shacni Cali Ibraahin, warsangeli ah; walaashii Nuur Xaashi; muqaddimka "Garbo Shacni Cali"
  • Nuur Xaashi Cali Ibraahim, reer garaad Warsangeli; muqaddimka dagaalki Febraayo 1919 ee OK Pass; waayeelkii Canjeel ee Darwiish ku noqday
  • Abshir Dhoore, Samatar Reer Khalaf Omar maxaaamud majeerteen ahaa
  • Xasna Dhoore, dhiirigelinta kooxda taargooye; oo Samatar Reer Khalaf majeerteen ah
  • Aadan Cigaal, Reer Cigaal - Bicidyahan Majeerteen (wakiil - diplomat)
  • Cali Faahiye, Ali Saleebaan, Majeerteen (ganacsade buntukh)
  • Ciise Dhoollawaa, hogaamiye ganacsiga badda; reer boqor Majeerteen





  • Xaashi Cabdi Geydhe, abbaanduule guuto Miinaanle
  • Maxamuud Dheri, aasaaskii (creator) daraawiishta; la-taliyaha Sayyidka; ku dhintay Cagaarweyn 1903
  • Carab Illaawe, muqaddimka dagaalka Daboolaane
  • Cali Xaaji Axmed Aaden, hoogaamiye fardaha Darwiish
  • Muuse Taagane, la-taliyaha Sayyidka; colkiisa diley Captain Angus
  • Xirsi Dihaal Halanje, maamulaha basaasiin
  • Xirsi Afdiir, danjire - diplomat
  • Ali Sheeneelah, muqaddimka colkii horjeedey Ras Makonnen (abaanduulkii Xabashada / Ethiopia)
  • Faarax Daad, muqaddimka dagaalka Hagoogane
  • Xirsi Libaan, danjire - ambassador

References[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]