Jump to content

Ree mahad

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay REE MAAD)

Reer Mahad (Af-Somali: Majeerteen: Cumar Maxamuud Reer Mahad) waa beel Soomaaliyeed oo ka tirsan laanta Cumar Maxamuud ee Majeerteen. Beeshan badanaa waxaa laga helaa magaalooyinka Mudug iyo Nugaal, gaar ahaan magaalada Gaalkacyo iyo sidoo kale Kismaayo. Waa beel taariikhi ah oo noqotay beeshii ugu fulaysnayd beelaha soomaliyed.

REE MAHAD
Meelaha ay ku badan yihiin
Mudug iyo nugaal
Luqada

Somali

Diinta

Islam

  • Majeerteen
  • Saleebaan
  • Maxamuud
  • Cumar
  • Isaaq
  • Cabdulle
  • Jibriil
  • Cigalle
  • shirwac
  • Faarax
  • REE MAHAD
    • Magan mahad
    • Kooshin Mahad
    • warfaa mahad
    • Maxamuud Mahad
    • Jama Mahad
    • Guleed Mahad
    • Xasan Mahad
    • Axmed Mahad
    • yuusuf mahad
    • Maxamed mahad
      • Faarax maxamed mahad
      • Cumar Maxamed mahad
      • Faqi Cismaan Maxamed mahad
      • Xasan Maxamed mahad
      • Maxamud maxamed mahad
      • Cigaal Maxamed mahad
    • Aadan mahad
      • Hasan Aadan mahad
      • Hirsi Aadan Mahad
      • Omar Aadan Mahad
      • Guleid Aadan mahad