Ras kambooni

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Raaskambooni)
Jump to navigation Jump to search

Isuduwe: 1°38.20′S 41°35.17′E / 1.63667°S 41.58617°E / -1.63667; 41.58617

Raas Kaamboni
Ras Kamboni
—  Magaalo  —

Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/Somalia" does not exist.Meesha kaga taalo Soomaaliya

Dhacdaa: 1°38′S 41°35′E / 1.633°S 41.583°E / -1.633; 41.583
Wadanka  Somalia
Gobol Jubbada Hoose
Degmo Degmada Badhaadhe
Saacad East Africa Time (UTC+3)

Raas kambooni (Af-Ingiriis: Ras Kamboni) waa magaalo ku taala Degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose, wadanka Soomaaliya, taasi oo dhinaca ku heysa geeska xadka wadanka Kiinya. Magaaladani waxay dhacdaa 274 kilometer koonfurta magaalada Kismaayo.[1] Raas kambooni waa Magaalo ku taalo Jubbada Hoose ee dalka Soomaaliya. Magaalada waxay u dhowdahay xadka kenya. Ras Kambooni waa dhul baaxadiisu ay aad u balaarantahay oo kayma fara badan ay ku yaalaan.

Dadka degan

Dadka deegaanka waxay isugu jiraan xoola dhaqato iyo beeraleey in kastoo ay jiraan ganacsato yar oo aad ku arkeyso daafaha magaaladda. Raas Kambooni waxaa deegaan ahaan iska leh beesha Gaaljecel gaar ahaan Axmad Aadan iyo Odacad waxaana la dega reer xeebeedka ay kamid yihiin BAAJUNI oo ay ka mid tahay magaalooyinka ay ka dagaan jubooyinka. magaaladu waxay caan ku tahay kaymo badan oo ka xiga daafaha magaalada dadka degan waa dad horu marsan oo ku caan baxay isjacaylka iyo wada noolaanshaha in kastoo gobolku soo maray isbedelo siyaasadeed hadana saamayn saasa kuma yeelan daganaanshaha magaaladan taariikhiga ah.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac


Magaalooyinka Gobolka Jubbada Hoose Calanka Soomaaliya
Afmadow · Jamaame · Kabsuuma · Kismaayo · Mareerey · Ras kambooni