Jump to content

Rabi22

Ka Wikipedia

beesha gaadsan waxay ka dirsanyihin beel weynta dired besha gadsanwaxay degaan itoobiya somalia kenya iyo wadanka walalahoda jabuti besha gaadsan waxay itoobiya ka degaan magalada jarati iimey nusdariq inta muhimka aha somalia bokool washaqo kenya bure garsen iyo hoola ayaga iyo walalahoda wardey besha gadsan waxaa caan ka ahay rag badan beeshu waxay ukala baxdaa 2 lafood rersame iyo tagalen rer same wuxu ukala baxaa 12 laf tagalen waxay ukala baxaan ilaa 19 lafood gaad