Radio Banaadir

Ka Wikipedia

Radio Banaadir waa raadio oo ku yaalo magaalada muqdisho. raadiyahaan waxaa laga dhageesan karaa magaalo yaal badan oo ku yaalo dalka, woxoona sii daayaa idaacado, heeso, warar, muxaadaro, quraan iyo waxyaabo badan oo kale.