Radio Garoowe

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Radio Garowe)

Radio Garowe waa raadio soomaaliyeed oo laga dhageesan karo magaalo yaal badan oo ku yaalo gobolada Woqooyi Bari. Raadiyahaan xaruntiisa ku taalaa magaalada Garowe ee woqooyiga dalka Soomaliya.