Reheniyaam
Reheniyaam

Reheniyaam (ingiriis: Rhenium) astaanta (Re) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay todobaatan-iyo-shan (75). Curiyaha Reheniyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska guruubka 7aad ee Diwaanka Curiye, taas oo miisaanka atomkeedu yahay 186.207.
Curiyaha Reheniyaam waa bir aad u culus, midabka naxaasta oo cad, kuna jirta khaanada sadexaad ee guruubka 7aad ee diwaanka curiyahaha iyo biraha guruubka d-block.
Curiyaha Reheniyaam aad ayuu ugu yaryahay oogada dhulka taas oo lagu sheego in 1 ka mid ah milyan (1/1,000,000) sameeyska dhulka. Sidoo kale, curiyahan Reheniyaam midka sadexaad ee ugu sareeya barta heerkulka dhalaalinta iyo kan ugu sareeya barta kululeynta dhamaan curiyayaasha oo dhan.
Curiyaha Reheniyaam waxaa la helay sanadkii 1925 ayadoo loogu magac daray webiga Rhino ee qaarada Yurub.
Marka Reheniyaamta lagu daro curiyeha Nikel si loo sameeyo jaandi 6% Reheniyaam ah, waxaa laga sameeyaa mashiinka diyaaradaha dheereeya. Sidoo kale, Reheniyaamtu waxay ka mid tahay macdanta ugu qaalisan dunida, taas oo hal Kiilogaraam lagu iibiyo US$4,575.
| Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha) | |||||||||||||||||||||||||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Qaybaha → | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | |||||||||||||
| ↓ Walxaha | |||||||||||||||||||||||||||||||
| 1 | 1 H |
2 He | |||||||||||||||||||||||||||||
| 2 | 3 Li |
4 Be |
5 B |
6 C |
7 N |
8 O |
9 F |
10 Ne | |||||||||||||||||||||||
| 3 | 11 Na |
12 Mg |
13 Al |
14 Si |
15 P |
16 S |
17 Cl |
18 Ar | |||||||||||||||||||||||
| 4 | 19 K |
20 Ca |
21 Sc |
22 Ti |
23 V |
24 Cr |
25 Mn |
26 Fe |
27 Co |
28 Ni |
29 Cu |
30 Zn |
31 Ga |
32 Ge |
33 As |
34 Se |
35 Br |
36 Kr | |||||||||||||
| 5 | 37 Rb |
38 Sr |
39 Y |
40 Zr |
41 Nb |
42 Mo |
43 Tc |
44 Ru |
45 Rh |
46 Pd |
47 Ag |
48 Cd |
49 In |
50 Sn |
51 Sb |
52 Te |
53 I |
54 Xe | |||||||||||||
| 6 | 55 Cs |
56 Ba |
* |
72 Hf |
73 Ta |
74 W |
75 Re |
76 Os |
77 Ir |
78 Pt |
79 Au |
80 Hg |
81 Tl |
82 Pb |
83 Bi |
84 Po |
85 At |
86 Rn | |||||||||||||
| 7 | 87 Fr |
88 Ra |
** |
104 Rf |
105 Db |
106 Sg |
107 Bh |
108 Hs |
109 Mt |
110 Ds |
111 Rg |
112 Cn |
113 Nh |
114 Fl |
115 Uup |
116 Lv |
117 Ts |
118 Og | |||||||||||||
| * Lanthanides | 57 La |
58 Ce |
59 Pr |
60 Nd |
61 Pm |
62 Sm |
63 Eu |
64 Gd |
65 Tb |
66 Dy |
67 Ho |
68 Er |
69 Tm |
70 Yb |
71 Lu |
||||||||||||||||
| ** Actinides | 89 Ac |
90 Th |
91 Pa |
92 U |
93 Np |
94 Pu |
95 Am |
96 Cm |
97 Bk |
98 Cf |
99 Es |
100 Fm |
101 Md |
102 No |
103 Lr | ||||||||||||||||